1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Balcad Oo Ka Warbixiyey Amniga Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegay in isbedal amni oo la taaban karo uu ka jiro degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamuud Maxamed Saney oo u waramay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Faah Faahiyey Wada Hadallo Ay Jabuuti Kula Yeesheen Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey shir ay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti kula yeesheen maamulka Somaliland, kaasi oo daba socday shirrar ay Labada dhinac…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shaacir: Dadka Haloo Qeybiyo Muwaacinada Dalka Taalla Xildhibaan C/laahi Shaacir oo kamid ah mudanyaasha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in dadka Soomaaliyeed ee abaartu ku hayso dalka la gaarsiiyo muwaacino uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: Qoysas Ka Cabanaya Biyo La’aan Qoysas ku nool deegaanno ka tirsan bariga gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay ugu horreyso biyo la’aan baahsan oo dadkaasi haysan. Qaar kamid ah dadkaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Iyo Waxgarad Ka Walaacsan Dib u Dhac Ku Yimaada Doorashada Galmudug Waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan degmada Cadaado ee gobolka Galagduud ayaa ka cabsi qaba in dib u dhac uu ku yimaado doorashada madaxweynaha Galmudug oo 10-ka bishan la doonayo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Kusoo Dhacday Xaafado Ka Tirsan Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow xaafado ka tirsan degmadaasi ay kusoo dhaceen tiro madaafiic ah. Mar qura ayeey dadku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaan Ku Baaqay In Gurmad La Gaarsiiyo Deegaanno Ka Tirsan Galgaduud Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in gurmad bini’aadannimo lala gaaro deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud. Xildhibaanka oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Labo Ruux Oo Lagu Dilay C/waaq Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Caabduwaaq ee gobolka Galgaduud ku dileen Labo ruux, halka ay dhaawaceen Afar kale. Guddomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Leh Kulan Looga Hadlayo Abaaraha Iyo Amniga Dalka Golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan looga hadlayo arrimaha amniga iyo abaaraha dalka ka jira. Ra’iisul wasaare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Howlgal Lagu Badbaadinayo Markab Sida Shixnado Ganacsi Oo Ka Socda Dekadda Muqdisho Maamulka dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney wadaan dedaal xooggan oo ay ku badbaadinayaan markab weyn oo sida shixnado ganacsi oo ay leeyihiin ganacsato Soomaaliyeed. Maareeye ku xigeenka…