3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: “Argagixisada Waa Khatarta Ugu Weyn Ee Soomaaliya Ka Hortaagan Horumarka” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa la wadaagay madaxda ka qeybgalaysa shirka horumarka ka jira dalka iyo fursadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumada Kheyre Oo Codka Kalsoonida Ka Heshay Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ayaa goor dhow waxa ay codka kalsoonida ah siiyeen xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta la horgeeyay xildhibaannada. Kulanka xildhibaannada golaha shacabka oo maanta ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulankii Golaha Shacabka Oo Furmay Iyo Xukuumadda Oo La Horgeeyay Xildhibaannada Xildhibaannada golaha shacabka ayaa goor dhow waxa uu kulan uga furmay xaruntooda magaalada Muqdisho, iyadoo maanta kulankaasina Labo ajende looga hadlayo. Kulanka xildhibaannada soo xaaddirtay waa 241 mudane, waxaana shir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sano Kadib, Dulimaad Toos Ah Muqdisho Iyo Nairobi Oo Bilowday Maanta oo Arbaco ah waxaa si rasmi ah u bilowday duulimaadka tooska ah ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kadib muddo 10 sano ah oo diyaaradaha ka baxa magaalada Muqdisho ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Sheegay Iney Fureen Waddooyinkii Gaalkacyo Ee Ku Xirmay Dagaallada Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay iney fureen dhammaan waddooyinkii ku xirmey dagaalladii magaaladaasi ka dhacay dhammaadka sanadkii 2016. Duqa magaaladaasi Yaasin Tumey oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In La Meelmariyo Xukuumada Kheyre Qaar kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka iney meelmariyaan xukuumadda uu 21-kii bishan soo dhisay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ugaas Salaad Ugaas Maxamed Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta Oo Manta Ka Furmaya Urdun Maanta oo Arbaco ah, waxaa dalka Urdun ka furmaya shir madaxeedka wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo badan looga hadli doono. Madaxweynaha dowldda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada Oo Maanta La Horgeynayo Golaha Shacabka Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la horgeeyo golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Askari Lagu Diley Degmada Waaberi Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa koox hubeysan oo habeenkii xalay ahaa askari ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ku dilay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Ragga watey bistooladaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Puntland Oo Ku Geeriyootey Shil Gaari Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidanka maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ku dhinteen shil gaari. Shil uu galay gaari ay la socdeen saraakiishan ayaa sababay iney dhintaan,…