1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle Oo Sheegay Iney La Dagaallami Doonaan Musuqa Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay la dagaallami doonaan musuqa, islamarkaana ay ka qeybqaadan doonaan dagaalka ka dhanka ah ee Musuqa. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Oo Ku Geeriyoodey Muqdisho Wasiirkii hore ee wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka Nuur Faarax Xirsi ayaa habeenkii xalay ayaa ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Ehlada wasiirka ayaa inoo xaqiijiyey in maalmihii ugu dambeeyay uu ku xanuunsanayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Musharraxiinta Madaxweyne Oo La Diiwaangelinayo Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconaya diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Galmudug, kadib markii guddiga doorashada uu maalintii shalay ahayd soo saaray jadwalka doorasho. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahannada Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Goofgaduud Ee Baay Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa iney la wareegeen deegaanka Goofgaduud oo qiyaastii 30 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirrada Cusub Oo Bilaabay Iney Xafiisyadooda La Wareegaan Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay si rasmi ah u bilaabeen iney la wareeegaan xafiisyadooda , iyadoo maanta ay xilalka la wareegeen wasiirada arrimaha gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Ka Tirsan Goobjoog Oo Lagu Qafaashay Muqdisho Rag hubeysan ayaa gelinkii hore ee maanta waxa ay duleedka magaalada Muqdisho ku qafaasheen wariye Hanad Cali Guuleed oo ka tirsan Goobjoog Media Group. Hanad xilliga la qafaalanayey waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha “Waa Ceeb Inaan Bixin Weynno Mushaaraadka Ciidamadeenna Iyo Shaqaalaheena” Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, kaasoo xilka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaankii 9-aad Oo Ku Geeriyooday Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cali Cumar Nuur oo kamid ahaa xildhibaannada baarlamaankii 9-aad ee dalka. C/raxmaan Cawle oo ah madaxa amniga ahna…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug Oo Maanta Loo Gubinayo Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah waxay baarlamaanka maamulkaasi usoo gudbin doonaan jadwalka doorashada madaxweyne ee maamulkaasi. Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Dowladda Ka Dalbaday Gurmad Degdeg Ah Barakacayaasha ku dhaqan deegaanno u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ka dalbadeen in gurmad degdeg ah lala soo gaaro. Barakacayaashan oo abaarta darteed uga soo…