1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Galmudug Oo Iska Dhex Magacaabay Labo Guddi Guddiga doorashada maamulka Galmudug oo habeenkii xalay ahaa kulan ku yeeshay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa iska dhex magacaabay Labo guddi oo muhiim u ah howlaha shaqo ee guddigaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug: Madaxda Ahlu-sunna Wey Isku Soo Sharixi Karaan Xilka Madaxweynaha Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiinta maamulka Galmudug, Cismaan Maxamed Socdaal oo warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ayaa sheegay in maamulkooda u madax bannaan yahay doorasho madaxweyne uu yeesho maamulku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Oo Lagu Eedeeyey Iney Diideen Bixinta Canshuuraha Maamulka degmada Shangaani ee gobolkan Banaadir ayaa ku eedeeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iney diideen bixinta Canshuurta guryaha. Guddoomiyaha degmadaasi C/qaadir Maxamed C/qaadir oo u waramay Goobjoog News,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dunida Oo Maanta Laga Xusayo Maalinta Caawinta Ciribtirka Miinada Maanta oo Talaado ah, 4-ta bisha April waxaa dunida oo dhan laga xusayaa maalinta ay Qaramada Midoobay u asteysay caawinta ciribtirka Miinada, iyadoo meello kamid ah dalkana laga xusayo maalintaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Leego: Maamulka Oo u Digey Gaadiidleyda Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose, ayaa uga digay darwallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ee ka howlgala deegaankaasi in ay socdaan xilliyada habeenkii ah. Guddoomiyaha deegaankaasi Abuukar Cabullaahi oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Warta Nabadda Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Waxaa la arkayey ciidamada oo xaafadaha degmadaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow Habeenkii Ah Oo Lagu Soo Rogay Deegaanka Leego, Sh/hoose Maamulka deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in xilliyada habeenkii ay Bandow kusoo rogeen degmadaasi, wixii ka dambeeya Salaadda marqib. Abukar C/laahi Isaaq oo ah guddoomiyaha degmadaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Kastamka Degmada Xarfo Ee Mudug Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland islamarkaana ka gadoodsanaa mushaar la’aan ayaa maanta la wareegay Kastamka degmada Xarfo ee gobolka Mudug. Ciidamadan ayaa saacado halkaasi haystay, waxaana ay diideen in wax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Oo Gudaha u Galay Ceelbuur Warar goor dhow aynu ka helnay degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in dagaalyanno ka tirsan Al-shabaab ay gudaha u galeen degmadaasi, iyadoo Isgaarsiinta degmada ay hawada ka bax baxayso. Dad ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Isaga Baxay Degmada Ceelbuur, Galgaduud Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay isaga baxeen ciidamada Itoobiya ee fariisinka ku lahaa degmadaasi. Dad ku sugan degmada Ceelbuur ayaa u…