1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Qafaalatay Markab Xamuul Ah Sida lagu daabacay India Today, koox burcad badeed la sheegay iney Soomaali yihiin ayaa qafaashay markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka India, kaasi oo kasoo shiraacday Dubai. Markabkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 10 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Degmada Buuhoodle, Togdheer Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof oo uu soo ritey cudurka shuban biyoodka. Cudurkaan oo Todobaad kahor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaabis Ku Yimid Gurmadka Abaaraha Ee Galmudug Guddiga abaaraha ee maamulka Galmudug ayaa sheegay inuu jiro gaabis ku yimid xagga gargaarka ah ee dadku abaarta ku hayso deegaannada uu maaamulkaasi ka arrimiyo. Afhayeenka guddigan Maxamed Nuur Diini…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dhaliishay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa dowladda Federaalka ku dhaliilay in gurmadkii loo baahnaa aaney u fidin dowladda shacabka abaarta ku hayso deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Wasiiru Dowlayaal Iyo Wasiiru Ku Xigeenno Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay wasiiru dowlayalaa iyo wasiiru ku xigeenno, kadib wareegtu uu soo saaray. Afar mas’uul ayuu Labo kamid ah u magacaabay Wasiiru dowlayaal,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Dowladda Turkiga Oo Gaadiid Iyo Qalab Dhisme Ku Wareejisay Maamulka G/banaadir Dowladda Turkiga ayaa maanta qalab gaadiid iyo agab kale ku wareejisay maamulkaa gobolka Banaadir, kadib markii uu magaalada Muqdisho yimid Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Veysi Kaynak. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Turkiga Oo Yimid Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak, waxaana garoonka diyaaradaha ee Aaan Cadde kusoo dhoweeyey Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Laascaanood Oo Bilaabay u Gurmashada Dadka Kasoo Barakacay Abaaraha Dhallinyaro ku sugan degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa bilaabay qorshe ay ugu gurmanayaan dadka shacabka ah ee kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan gobolkaasi. Xaafadaha degmada Laascaanood,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq u Diray Shacabka Cadaado Xildhibaan Mahad Sheekh Cali oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa baaq u diray shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo 10-ka bishan ay doorashada madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalfadhiga 3-aad Ee Baarlamaanka Jubbaland Oo Maanta Furmaya Maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu ka furmo Kalfadhigga Saddexaad ee baarlamaanka maamulka Jubbaland, kadib fasax ay ku jireen xildhibaannada baaarlamaankaasi. Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed…