MAQAL: Barnaamijka Is Dhexgalka Bulshada Oo Lagu Qabtay Qoryooley Sheeko:Dalka Gudoomiyaha gobolka shabellaha hoose ayaa degmada qoryoolay ka furay baraamij is dhaxgalka bulshadda ah kaas oo la isugu soo dhawaynayo bulshadda G/Shabellaha Dhexe. Barnaamijka Bulsha Bille ee lagu qabtay degmada… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Xildhibaannada Khilaafka Ka Dhaxeeya Oo La Xalinayo Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug, Cali Gacal Casir oo maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug, ayaa sheegay iney dib u bilaabayaan howlihii shaqo ee baarlamaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka G/banaadir: Baaritaan Ayaan Ku Wadnaa Qaraxii Lagu Dhaawacay Wariye Karasaay Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay iney baarayaan ciddii ka dambeysay qaraxii maanta uu ku dhaawacmay C/xamiid Karasaay oo ka tirsan wariyeyaasha Tv-ga Universal. Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir, C/fitaax Cumar Xalane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Magaalada Bebera Wararka naga soo gaaraya magaalada Berbera ee gobolka Waqooyi Galbeed ayaa waxay sheegayana in halkaasi maanta dibadbax ballaaran ay ka dhigeen Boqolaal kamid ah shaqaalaha dekadda magaaladaasi. Shaqalahan oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatari Gadoodsan Oo Dibadbax Ka Dhigey Magaalada Muqdisho Ciidamo Milatari ah islamarkaana ka gadoodsanaa mushaar la’aan ayaa waxay goor dhow dibadbax ballaaran ka dhigeen magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Suuqa B/xuubey ee degmada Wadajir iyo aargada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 50 Carruur Ah Oo Nafaqo Darri Darteed Loo Dhigay Isbitaalka Banaadir Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir waxaa saacadihii lasoo dhaafay la gaarsiiyey tiro ka badan 50 carruur ah oo nafaqo darri hayso, waxaana qaarkood laga keenay degmooyinka gobolka Banaadir iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Xinlibi Oo Ka Cabanaya Xaalad Nolol Xumo Bulshada ku nool deegaanka Xinlibi ee Koonfurta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah oo ka dhalatay abaarta ka jirta guud ahaan gobollada dalka. Iyaga oo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Hirshabelle: Isbedal Amniga Oo Aan Hore Loo Arag Baan Keenaynaa Wasaaradda amniga ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegtay in isbedal amni oo aan horey looga baran deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo ay keeni doonaan. Wasiirka wasaaraddaasi Maxamed Ibraahim Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Qabtay Dad Lagu Tuhunsanyahay Al-shabaab Booliska dalka Kenya ayaa waxay sheegeen inay gacanta ku dhigeen 6 qof oo la tuhunsan yahay inay ka tirsanyihiin xarada Al-shabaab . Booliska ayaa waxay sheegeen inay xireen lixdaan qof …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Xaaladda Wariye Cabdi Xamiid Karsaay Oo Saakay Ku Dhaawacmay Qarax Loogu Xirey Gaarigiisa Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xaaladda caafimaad, wariye Cabdi Xamiid Karsaay oo ka tirsan Tv-ga Universal kaasi oo saakay ku dhaawacmay qarax Miino oo la sheegay in gaarigiisa loogu…