2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynah Falastiin Oo Ku Wajahan Magaalada Washington Ee Maraykanka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas inuu soo booqdo magaalada Washington sida ugu dhaqsiyaha badan. U yeeristaan ayaa waxay timid ka dib markii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee QM Oo Ku Baaqay In La Dhaqan Galiyo Heshiiskii Xabad Joojinta Ahaa Ee Syria Gulaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya dalka Syria inay dhaqangeliyaan hehshiiskii xabad joojinta haa ee la saxiixay dhamaadkii sanadkii tagay 2016, waxaana golaha uu sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Mar Kale Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Ku Sugan Gobollada Abaarta Ka Jirto Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale ugu baaqay shacabka iyo ganacsatada Soomaaliyeed iney si hagar la’aaneed ugu gurmadaan shacabka abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Ciidankii Gadoodsanaa Oo Dib Ugu Laabtey Xeryahoodii Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii Daraawiishta Puntland ee ka gadooday mushaar la’aanta ay dib ugu laabteen xeryahooda, kadib waan waan saacado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Hodon Ee Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa maanta ka kacay guri ku yaalla degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Siigaale. Dabkan kacay ayaa ka dhashay koronto gurigaasi ku jirtay, waxaana…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Ka Hadashay Waxa Ay Ka Ogeyd Dhallinyaro Laga Soo Musaafuriyey Maraykanka, Lana Keenay Muqdisho Taliyaha hay’adda socdaalka iyo Jisiyadaha dowladda Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin fulinta heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Midowga Yurub Ka Dalbatay Wax Ka Qabasha Kalluumeysiga Sharci Darada Ah Maamulka Puntland ayaa ka dalbaday Midowga Yurub inuu wax kala qabto Kalluumeysiga Sharic darada ah ee xeebaha Soomaaliya ka wadaan maraakiib iyo doonyo shisheeye. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidan Ka Cabanaya Mushaar La’aan Oo La Wareegay Qeybo Kamid ah Magaalada Garoowe Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, islamarkaana ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa la wareegay qeybo kamid ah magaalada Garoow ee xarunta gobolka Nugaal. Wararka waxay sheegayaan in ciidamadan oo ah kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ku Dhowaad 10 Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Dhintey Degmada Ceelbarde Ee Gobolka Bakool Degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa lagu soo waramayaa iney cudurka shuban biyoodka ugu dhinteen dad gaaraya 10 ruux, iyadoo tiro intaa ka badan ay la il daran yihiin. Dadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Saakay Howlgallo Ka Wada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhanka uu ka arrimiyo maamulka Puntland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ciidamada maamulkaa ay ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo.…