1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Weerar Lagu Qaadey Xaflad Aroos, Dalka Ciraaq Ilo wareedyo Caafimaad ayaa waxay sheegayaan inay dhinteen 26 qof, ayna dhaawacmeen ku dhawaad 30 kale markii lala beegsaday qaraxyo ismiidaamin ah meel lagu qabanaayay xaflad Aroos oo ku taallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Qof Oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Xarun Lagu Daryeelo Agoonta Oo Ku Taalla Guatemala Xarun lagu daryeelo gabdhaha agoonta ah oo ku taal waddanka Guatemala ayaa waxaa ka kacay dab, inta la ogyahay waxaa ku dhintay 21 qof halka tobaneeyo kalana ay ku dhaawacmeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Laameed Caawa Lagu Diley Degmada Yaaqshiid Ee G/banaadir Dableey ku hubeysnaa bistoolado ayaa caawa degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ku dishay Xasan Maxamuud Taakow (Macallin Shabeelow) kaas oo ahaa guddoomiye Laameed. Kooxda dilka guddoomiyaha fulisay ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ku Dhaawacmay Qarax Maqribkii Caawa Ka Dhacay Gaalkacyo Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maqribnimadii caawa waxaa lagu dhaawacay waqooyiga Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan ayaa dhaawaca uu soo gaaray markii qarax loogu xirey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka MAQAL: Aqoonyahan Ka Hadlay Xukuumadda Ay Xilligaan Soomaaliya u Baahan Tahay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa looga fadhiyaa dhowaan inuu soo magacaabo golihiisa wasiirrda cusub, iyadoo hadda la is weydiinayo xukuumadda Soomaaliya u baahan tahay xilligaan. Mudane Xasan Kheyre Cali ayaa horey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waxaana Ballan Qaadayaa In Xukuumadeyda Ay Ka Hortagto Tacaddiyada Ka Dhanka Ah Haweenka” Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hambalyo u diray haweenka Soomaalyeed, isaga oo ugu hambalyeeyey munaasabadda maalinta 8-da Maarso oo loo asteeyay maalinta haweenka adduunka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Luuq, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay qarax Miino oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galeyr “Abaarta Sool Iyo Sanaag Waa Ay Kasii Dartay” Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in ay kasii dartay xaaladda abaarta ee deegaannada gobollada Sool iyo Sanaag. Waxa uu sheegay madaxweyne Galeyr in xoolo badan ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Ammar Ku Bixisey Iney Is Diiwaangeliyaan Ganacsatada Gobolka Baay Maamulka K/galbeed ayaa ku amray ganacsatada gobolka Baay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay isku diiwaangeliyaan si loo helo isla xisaabtan dhab ah. Xasan Ibraahim Dheg-buur, wasiirka maaliyadda maamulka K/galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga Dalalka Bariga Afrika Oo Ku Shira Uganda Taliyeyaasha ciidamada wadamada Bariga Afrika ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah uu shir uga furmo magaalada Kampala ee dalka Uganda, waxaana shirkaasi looga hadlayaa arrimo badan oo amniga…