1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gaaray Degmada Mahadaay, Sh/dhexe Boqolaal qoys oo kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa soo gaaray degmada Mahadaay ee gobolkaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee maamulka degmada Mahadaay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Taliska Booliiska Soomaaliyeed Oo Lagu Wareeejiyey Bugaag Muhiim Ah Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay deeq Bugaag ah ka guddoomeen hay’adda UNODC, bugaagtaasi oo taliska muhiim u ah. Bugaagtan ayaa ka kooban kuwa xeerka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maraykanka Kala Hadli Doona Xayiraadda Lagu Soo Rogey Soomaalida Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Maraykanka ay kala hadli doonaan xayiraadda lagu rogey dadka Soomaalida ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in ay aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Ciidamo Kenya Ah Qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira ayaa ciidamo Kenyan ah waxaa lagula eegtay degmada Lamu oo ku dhow xadka dalkaasi uu la wadaago Soomaaliya. Qaraxan ayaa ahaa sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda Galmudug Oo Sheegtay In Sharciga La Horkeenayo Haweeneyda Dishay Gabadhii 7-sano Jirka Ahayd Wasiir ku xigeenka cadaaladda ee maamulka Galmudug Maxamuud Guure Guuleed oo u waramay Goobjoog News, waxa uu sheegay in cadaaladda la marin doono eedeysanayaasha laamaha amniga soo xiraan, isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Maanta u Dabaaldegaya Maalintooda Sanad walba maanta oo kale waxaa caalamka oo dhan looga dabaaldegaa ama laga xusaa maalinta Haweenka adduunka 8-da Maarso. Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha looga dabaaldegayo maalintaan, waxaana lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Sheegtay In Ballanqaad Ku Aadan Gurmadka Abaaraha Ay Ka Heleen Madaxweyne Farmaajo Maamulka Galmudug ayaa sheegay in balanqaad ku aadan gurmadka abaaraha ay ka heleen madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Caawa Lagu Dilay Degmada Dharkeenley Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda macallin Nuur ayaa sheegaya in koox ku hubeysan bistoolado ay dileen askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Farmaajo Iyo Antonio Guterres? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guterres. Madaxweynaha iyo Xoghaya Guud ee…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Mar Kale Codsatay $825 Milyan Oo Wax Looga Qabto Abaarta Soomaaliya Qaramada Midoobay ayaa dalbatay 825 Milyan oo doolar, taasi oo wax looga qaban doono abaarta ka jirta dalka si aaney macluul u dhicin. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo…