1 daqiiqo Sheeko:Dalka Antonio Guterres Iyo Wafdigii Uu Hoggaaminayey Oo u Ambabaxay Magaalada Baydhabo Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad uu la socday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres iyo wafdi caalami ah oo uu hoggaaminayey. Mr. Guterres…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Eedeyn u Jeediyey Maamulka Somaliland Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland ee uu hoggaamiye Madaxweyne Siilaanyo in uu ka baxay heshiis horey ay ula gaareen maamulkaasi. Waxa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dad Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Oo La Gaarsiiyey Cadaado Dad badan oo uu soo ritey cudurka shuban biyoodka ayaa la gaarsiiyey isbitaalka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo lagu daweynayo. 24-kii saac ee lasoo dhaafay ayaa lasoo sheegayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee QM Oo Soo Gaaaray Muqdisho Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa goor dhow soo gaaray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo. Xoghayaha ayaa la kulmi doona madaxweynaha dowladda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Abaarta Ku Hayso Deegaannada K/galbeed Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka hadlay abaaraha iyo cudurka shuban biyoodka ee ka jira deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo ayaa sheegay in xaaladda dadka shacabka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Cadaado Oo Gacanta Ku Dhigey Haweeney Gowracday Gabar 7-sano Jir Ah Taliska ciidamada Booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa gacanta ku dhigey haweeney la sheegay iney gowracday gabar 7-sano jir ah. Taliyaha saldhigga Booliiska degmada Cadaado Gaashaanle Xuseen Cumar Muumin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed Oo Dib u Habeynta Garoonka Baydhabo La Kaashaneysa Dowladda Talyaaniga Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka ee maamulka K/galbeed, C/laahi Aadan Black ayaa sheegay in dowladda Talyaaniga ay ka caawineyso maamulkooda dhismaha iyo qalabeynta Garonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo. Wasiirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud Ee QM Oo Kusoo Wajahan Muqdisho Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres iyo wafdi uu hoggaaminayo. Guterres oo xilkaan qabtay 1-dii January 2017…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Tirakoob: Dadka u Dhintay Cudurka Shuban Biyoodka Iyo Kuwa La Xanuunsanaya Guud Ahaan Dalka Abaarta gobolada Dalka ee Saameysay Dad iyo duunyaba Waxaa dheer oo wax yeeladiisa wata Cudurka Shuban biyoodka oo oo dad badan ay u geeriyoodeen. Maamul Goboleedyada dalka qaarkood ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Nigeria Oo Uga Digtay Muwaadiniinteeda Inay u Safraan Maraykanka Dowladda Nigeria ayaa waxay uga digtay muwaadiniinteeda inay u safraan Maraykanka, ka dib markii loo diiday muwaadiniin badan oo u dhashay Nigeria oo wata Fiisaha dal ku galka inay galaan…