1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Ajaaniib Ah Oo Lagu Qabtay Xeebaha Puntland Ciidamada badda ee maamulka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigey doon kalluumeysi oo la sheegay iney la socdeen shaqaale ajaaniib ah, kuwaasi oo ku eedeysan in ay waxyeello u geysteen kalluumeysato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Shacabka La Xisaabtami Doonaan Wasiirada Maamulkiisa Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah ay shacabka la geli doonaan dhammaan wasiirada maamulkiisa. Waxa uu sheegay in ay qorsheynayeen in bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisay Gantaallo Cusub Ra’iisulwasaaraha waddanka Japan Shizo Abe ayaa waxa uu sheegay in Kuuriyada waqooyi gantaallo ay tijaabisay ay ku dhaceen biyaha badda Japan. Gantaaladaan ay tijaabisay Kuuriyada waqooyi ayaa waxay gaarayaan afar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre “Howsha Xukuumaddu maalmaha soo socda waa mid ku wajahan abaaraha” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa xil ka qaadis waxa uu ku sameeyey guddoomiyahii hay’adda waddooyinka Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan. Wareegto uu soo saaray madaxweyne Gaas ayuu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Oo Loo Dhaariyey Xildhibaan Golaha Shacabka Ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Sabti ah waxaa loo dhaariyey xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, inta noloshiisa ka dhiman. Waxa uu noqonayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Dhaawacantay Bam Lagu Tuurey Maxkamad Ku Taalla Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in goor dhow Bam gacmeed lagu weeraray xarunta maxkamadda Darajada Koowaad ee magaaladaasi. Inta la xaqiijiyey Saddex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cosoble Oo Dalalka Deriska Ku Eedeeyay Iney Hub Siiyaan Maamul Goboleedyada Qaarkood Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in dalalka deriska qaarkood ay hub siiyaan maamul goboleedyada dalka ka jira qaarkood. Cosoble oo saxaafadda kula hadlay degmada Ceel-macaan ee Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarumaha Ganacsi Ee Suuqa Islii, Nairobi Oo Maanta Xiran Wararka ka imaaanaya xaafaddda Soomaalida ku badan tahay ee Islii, Nairobi ayaa sheegaya in maanta oo Sabti ah aanu wax shaqo ah ka jirin, iyadoo ay xiran yihiin dhammaan dukaamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq-bixiyeyaasha Oo Ballan-qaaday In ay Lacag Ku Bixin Doonaan How-galka AMISOM Wadammada deeq-bixiyeyaasha ayaa ballan-qaaday in sys ii wadaan taageerada ay siinayaan ciidamada AMISOM si guul looga gaaro waxa ay ugu yeeraan la dagaalan-ka argigixisada. Ballamahan waxaa looga dhawaaqay khamiistii…