1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socday Canada Oo Gaarey Baydhabo Maanta oo Khamiis ah waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay gaaray wafdi ballaaran oo ka socay dowladda Canada, kuwaasi oo la kulmay madaxda maamulka K/galbeed. Wafdigan ayaa ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Wadajir Ee Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab gelinkii hore ee maanta ka kacay guri ku yaalla xaafadda Buulo Xubey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dabkaan ayaa loo maleynayaa inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Booliiska Oo Ka Gadooday Mushaar La’aan Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamo Booliis ah oo ka gadooday mushaar la’aan ay xanibeen isku socodkii dadweynaha ee xaafadaha qaar.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaarta Ka Jirta Guud Ahaan Dalka Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlaamaanka maamulka Galmudug Maxamed Axmed Maalin ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney u gurmadaan dadka ay abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay in…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka MUUQAAL: Dowladda Ingiriiska Oo Ka Qeyqaadaneysa Gurmadka Abaaraha Iyo Horumarinta Soomaaliya Madaxa waaxda horumarinta caalamiga dalka Britten ee Soomaaliya Phil Evans oo wareysi gaar ah siiyey Goobjog News, ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Somaliland Oo Musaafuriyey Labo Qof Oo u Dhashay Denmark Maamulka Somaliland ayaa musaafuriyey Labo ruux oo u dhashay dalka Demark, kuwaasi oo la sheegay iney u gafeen Diinteenaa Islaamka ee Suuban. Wasiirka Qorsheynta Somaliland, Maxamed Ibraahim oo saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas “Nabadoon Xarago Cadaaladda Ayaa La Horgeyn” Madaxweynaha maamulkaa Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay xarriga Boosaaso loogu geystay afahayeenka Nabadoonnada Bari, Nabadoon C/qaadir Xarago. Waxa uu sheegay madaxweynaha in cadaaladda la horgeyn doono Xarago,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Gurmadka Dadka Ay Abaartu Ku Hayso Gobollada Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Federaalka iney u midoobaan u gurmashada shacabka abaarta ku hayso gobollada dalka. Waxa uu sheegay Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ganacsato Ahayd Oo Lagu Diley Baydhabo Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku dileen Haweeney la sheegay iney kamid ahayd ganacsatada magaaladaasi. Xaafad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Degmada Cadaado Oo Laga Shiray Xubno isugu jira garsoor iyo guddoomiyeyaal ka tirsan maxkamada gobolka Galgaduud ayaa kulan ay ku yeesheen degmada Cadaado waxay ka hadleen amniga guud ee degmadaasi. Waxay sheegeen xubnahan kulanka yeeshay…