Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta furay Kalfadhiga Koowaad ee golaha shacabka, isaga oo dhanka kalena horgeeyey xildhibaannada golaha shacabka Ra’iisul wasaarihiisa. Hadaba Goobjoog News, ayaa…