1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, saakay oo Talaado ah ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ay howlgallo ballaaran ka wadaan magaaladaasi. Howlgalladan ayaa ah kuwo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Trump Oo Kordhinaya Miisaaniyadda Wasaaradda Difaaca Maraykanka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ballan qaaday inuu kor dhinayo miisaaniyadda wasaaradda difaaca ee Maraykanka, waxa uuna doonayaa inuu ku daro 10% sida laga soo xigtay mas’uuliyiin ku sugan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintey Duqeymo Ka Dhacay Syria Duqeymo uu Ruushka ka geystay magaalada Idlib ee waddanka Syria ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraya 20 qof sidoo kalane waxaa ku dhaawacantay tiro kale. Mas’uul ka hadlay duqeymaha uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Dibadbax Ka Dhigay Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari Boqolaal shacab ah ayaa maanta oo Isniin ah waxa ay dibadbax ballaaran ka dhigeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, kaasi oo ay ku dalbanayeen in lasii daayo nabadoon C/qaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Khasaaraha Ka Dhashay Dabkii Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Dab khasaare nafeed iyo mid hantiyeed geystay ayaa waabarigii saakay ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha, waxaana dabkaasi uu socday in ka badan 5 saacadood. Saddex ruux ayaa ku geeriyoorey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Imise Maalin Ayuu Dastuurka u Ogolaanayaa Xildhibaannada Iney Kusoo Doortaan Madaxweyne Cusub Guddoomiyaha Guddiga xeer hoosaadka Barlamanka maamulka Galmudug Xildhibaan Cabdiweli Cali Mxamuud ayaa ka hadlay xilliga uu dastuurka maamulkaasi ogolaanayo in madaxweyne lagu doorto iyo cida hoggaamineysa kahor doorashada madaxweynaha. Waxa…
4 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Goobjoog News Uga Warammay Shaqada 5 Guddi Oo Goluhu Meelmariyey Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa ka hadlay shaqada ay qaban doonaa 5 guddi oo 25-kii bishan goluhu meelmariyey.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Saddex Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Duleedka B/weyne Inta la xaqiijiyey Saddex ruux ayaa cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootey deegaanka Far Libaax oo qiyaastii 45-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Isbitaalka deegaankaasi ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle: Si Degdeg Ah Haloo Joojiyo Colaadda Shabellaha Dhexe Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi cosoble ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo dagaal beeleedyo kasoo cusboonaadey deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Waxa uu sheegay Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Dab aad u xooggan ayaa abaare 9-kii saac (3:00 AM) ee xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaasi oo illaa iyo saakay halkaasi ka socda. Dadbka ayaa ka…