1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanno Hoostaga Degmada Balcad Ee Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u abaabulan qaab beeleed uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Raqeyle Buur-dheere oo kamid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Magaalada Marka Ee Sh/hoose Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa laga dareemayaa magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo shalay illaa habeen hore ay ka dhacayeen dagaallo qaab beeleed u abaabulan. Maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Ka Socda Marka Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ka socda magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose. Guddoomiyaha magaalada marka Xasan Cumar oo u waramay Goobjoog News, ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Bari Oo Sheegay In La Jir Dilay Maxaabiis Dil Lagu Xukumay Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka nabadoonada gobolka Bari ayaa ka hadlay xaaladda 7 dhalinyaro ah oo horey maamulka Puntland dil ugu xukumay. Waxa uu sheegay nabadoonka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Maxkamadeynta Labo Wariye Oo Ku Xiran Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid Maxkamadeynta Labo wariye oo Todobaadkii hore maamulka Somaliland ku xirey magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dib u Furaya Waddooyinkii Loo Xirey Doorashooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ku amray guddoomiyeyaasha degmooyinka in ay furaan dhammaan waddooyinka loo xirey doorashooyinka iyo sidoo kale caleema saarkii madaxweyne Farmaajo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Abaar Uga Soo Barakacay Baay Iyo Sh/hoose Oo Soo Gaarey Duleedka Muqdisho Kumanaan ruux oo kasoo barakacay abaaraha ka jira gobollada Baay Iyo Shabellaha Hoose ayaa maanta soo gaaray deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. C/raxmaan Axmed Cali Garyare, guddoomiyaha Garasbaaley oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Bilowday Magaalada Marka Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya beello magaaladaasi wada deggan. Xaafado ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa: Wariye Coldoon Iyo Agaasimaha Talefeshinka Start Oo Maanta La Maxkamadeynayo Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay kasoo muuqdaan Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo sidoo kale agaasimaha Tv-ga Star, Maxamed Baashi Xaaji Xasan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/xaawo: Ciidamada Jubbaland Oo Gacanta Ku Dhigay Walaxa Qarxa Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa magaalada B/xaawo ee gobolka Gedo waxay ku qabteen Miinooyin la sheegay in lagu aasay waddooyin mara degmadaasi. Howlgal ay ciidamadan sameeyeen ayeey ku qabteen Labo Miino…