1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Madaafaiic Kusoo Dhacay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic gelinkii dambe ee maanta kusoo dhacay xaafadda Kaawo Godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Ugu yaraan 5…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbadaha Madaxda Iyo Marti Sharafka Ka Soo Qeb-galay Caleemo-saarka Farmaajo Waxaa Goordhaw soo dhammaaday xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka socotay garoonta Aden Cadde. Xafladda waxaa ka soo qeyb-galay labadii madaxweyne ee Farmaajo ka horreeyay, guddoonka labaqa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Madaxweynaha Kenya Oo Soo Gaaray Muqdisho Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaasi oo soo dhoweyn sare loogu sameeyey. Kenyatta ayaa salaan sharaf ka guddoomay cutubyo ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Baaqday Dhismaha Dowlad Awood Leh Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa ugu baaqday madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, inuu soo dhiso dowlad xooggan oo wax ka qabata marxaladda uu dalka iminka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Cabdi Afeey “Xaaladda Bini’aadannimo Ee Soomaaliya Aad Bay Qatar u Tahay” Ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka qeybqaataan gurmadka abaaraha dalka isaga oo tilmaamay in xaaladda bini’aadannimo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ras’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Muqdisho u Yimid Ka Qeybgalka Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyey Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hoggaaminayo. Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Maxamed Cumar Carte ayaa soo dhoweeyey Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Lagu Soo Dhoweeyey Muqdisho Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray madaxweynaha dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, isaga oo lagu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Codsi u Direy Madaxweyne Farmaajo Ergayga Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha dibadda Federica Mogherini ayaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ugu hambalyeesay guushiisa saacado kahor Caleema saarkiisa. Federica oo madaxweyne Farmaajo kula hadashay qadka Taleefanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Naafada Ku Dhaqan Degmada Baardheere Oo Gurmad Dalbaday Dadka naafada ah ee ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya xaalad nolol xumo oo ay sheegeen in muddo ah ay ku jireen, iyaga oo dhanka kalena…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka South Africa Oo Lagu Boobay Xarumo Ganacsi Oo Soomaali Leedahay Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Africa ayaa waxay sheegayaan in la boobay xarumo ganacsi oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed, iyadoo weli ay jirto cabsi ah in xarumo kale la boobo.…