1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Rayidka Oo Maanta Aan Kasoo Dageyn Garoonka Aadan Cadde Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay in maanta o Arbaco ah, 22-ka February 2017 in aanu jiri doonin duulimaadyadii rayidka ee garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Agaasimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Oo Loo Xiray Caleema Saarka Madaxweyne Farmaajo Waxaa maanta gabi ahaanba xiran waddooyinka magaalada Muqdisho, sababo la xiriira munaasabadda caleema saarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Ciidamada dowladda ayaa lasoo dhigey waddooyinka Muqdisho guud ahaan, waxaana la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta La Caleema Saarayo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco ah lagu caleema saaro magaalada Muqdisho. Munaasabadda caleema saarka madaxweynaha ayaa waxaa ka qeybgali doona…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: 60 Xildhibaan Oo Ka Horyimid Wasiirada Cusub In kabadan 60 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, iyaga oo ka hor yimaadeen magacaabista golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Isku Soobax Roob Doon Ah Ka Sameeyay Baydhabo Qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sameeyay isku soobax roob doon ah, waxaana ay isugu tageen fagaare ku yaalla magaaladaasi, halkaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Somaliland Oo Ka Warbixiyey Xarigga Labo Suxufi Oo Ku Xiran Hargeysa Taliska ciidanka Booliiska ee maamulka Somaliland ayaa maanta waxay faah faahin dheeraad ka bixiyeen xarigga Labo Suxufi oo ku xiran magaalada Hargeysa ee xarunta maamulkaasi. Afhayeenka ciidamada Booliiska Somaliland Faysal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Wasiirada Cusub Ee Hirshabelle Oo Ka Dhacay Jowhar Maanta oo Talaado ah waxaa dibadbax looga soo horjeedo wasiirada cusub ee maamulka Hirshabelle uu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Odoyaal dhaqameed, siyaasiyiin, dhallinyaro iyo haween…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa waxay sheegayaan in rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda uu nin ganacsade ah ku dilay suuqaasi. Goob jooge ayaa u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Xildhibaan Aadan Madoobe Oo Ku Baaqay In Gurmad Caafimaad La Gaarsiiyo K/galbeed Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo kamid ah xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka uu faro kulul ku hayo deegaannada uu ka arrimiyo maamulka K/galbeed. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Qeylo Dhaamiyey Abaarta Sool Iyo Sanaag Waxgaradka ku dhaqan gobollada Sool iyo Sanaag ayaa ka qeylo dhaamiyey abaarta baahsan ee ka jirta gobollada Sool iyo Sanaag, kuwaasi oo saameeyey dadka iyo duunyada. Garaad Maxamuud Cismaan oo…