1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Muqdisho u Yimid Talo Siinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo isniin ah waxay soo gaareen magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Axmed Madoobe ayaa kasoo ambaba baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Nabad Sugidda Oo Saldhigyo Hor Leh Ka Sameysanaya Gobolka Mudug Saraakiisha Dhanka amniga ee maamulka Galmudug ayaa sheegay iney wadaan qorshe ay fariisin ciidan kaga sameysanayaan deegaanno ka tirsan bariga gobolka Mudug oo meello kamid ah ay xilligaan maamusho Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating Oo Cambaareeyey Qaraxii Degmada Wadajir Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keatig ayaa cambaareeyey weerarkii qaraxa ahaa ee shalay ka dhacay goob shacab badan ku sugnaayeen degmada Wadajir ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Shaaciyey Waqtiga Uu Magacaabayo Wasiiradiisa Madaxweynaha maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa shaaciyey waqtiga uu soo magacaabi doono golaha wasiirada ee maamulkiisa. Cosoble ayaa sheegay in hadda uu inta badan soo gabagabeeyey wadatashiyadii uu la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koox Batariyada Ka Furata Nalalka Cadceedda Ku Shaqeeya Oo Lagu Qabtay Boosaaso Ciidamada Booliiska ee maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxay ku xireen rag la sheegay in ay marar badan Batariyada ka furteen nalalka ku shaqeeya cadceedda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “100 Kun Oo Doolar Ayaan Siineynaa Ciddii Soo Sheegta Gaari Qarax Sida” Madaweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ka hadlay amniga guud ee dalka, ayaa sheegay in dowladdiisa ay ka go’an tahay sidii ay dalka uga saari lahayd Xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helay Qarax Maanta Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay xaafadda Kaawo godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Batuulo Gaballe: Waxaan Rajeyneynaa In Ra’iisul Wasaare Laga Dhigo Qof Dumar Ah Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay ka rajeynayaa in qof dumar ah uu ka dhigo Ra’iisul wasaaraha dalka. Guddoomiyaha ururkaasi Batuulo Sheekh Axme Gabelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 15 Qof Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa maanta ka dhacay suuq ku yaalla xaafadda Kaawo godey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid aad u…
3 daqiiqo Sheeko:War Shaqada Iyo Ajendayaasha Kalfadhiga 1aad Ee Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Dhameystiran Baarlamaanka federaalka ah Labadiisa aqal ee golaha shacabka iyo golaha aqalka Sare, waxaa ay soo gabagabeeyeen wejigii hore ee kalfadhigooda 1aad, oo hadda aqal waliba waxaa uu leeyahay guddoon, waxaa…