Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa magacaabay Ra’iisul wasaarihiisa. Madaxweynaha ayaa Ra’iisul wasaare u magacaabay Xasan Cali Kheyre, waxaana madaxweyne Farmaajo uu shaqsigan u rajeeyey inuu Allah…