1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Kaalmo Gaarsiineysa Koonfurta Suudaan Waxaa bilowday kaalmooyinka la gaarsiinayo dadka macluusha ay ku hayso wadanka Koofurta Suudaan, kadib markii Qaramada Midoobey ay wadahadal la yeelatay mas’uul ka tiran kooxaha fallaagada ah . Dadka la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta Booqasho Ku Tagayo Paris Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Paris ee caasimadda waddanka France ,ka dib martiqaad uu ka helay dhiggisa madaxweynaha faransiiska. Ismaaciil…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxa uu magaalada Muqdisho kula kulmay xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waxa uu mudane Kheyre xildhibaannada qaar ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Hirshabelle Oo Baaq Nabadeed Ka Direy Dagaal Beeleedyada Ka Jira Sh/dhexe Guddoonka baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa maanta baaq nabadeed ka direy dagaal beeleedyada kasoo cusboonaadey deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe. Gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Cismaan Barre Maxamed oo maanta saxaafadda kula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Biyo Dhaamin Ka Bilaabay Gobolka Baay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay biyo dhaamin ka sameeyeen deegaanno ku dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Biyahan ayaa loo qeybiyey boqolaal qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mamnuucay In La Qodo Waddooyinka Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta oo Axad ah ku dhowaaqay in gabi ahaanba ay mamnuuc tahay in la qodo waddooyinka magaalada Muqdisho sida laamiyada iyo jid cadayaasha. Kulan maamulku isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Xaliyey Tabashada Ciidankii La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Puntland Ciidamadii Daraawiishta Puntland ee maanta la wareegay xarunta baarlamaanka Puntland ayaa baneeyey halkaasi kadib markii ay arrintaasi soo dhexgaleen waxgaradka maamulkaasi. Ciidamadan ayaa halkaasi haystay saacado dhowr ah, waxaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Balanqaad u Sameeyay Ciidanka Asluubta Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo maanta booqasho ku tagay xabsiga dhexe ee Xamar ayaa balaqaad u sameeyey ciidamada Asluubta Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay madaxweyne Farmaajo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Galmudug Oo Is Casilay Madaxweynihii maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa ku dhowaaqay inuu is casilay, kadib qoraal uu kasoo saarey xafiiskiisa. Qoraalkan oo ku taariikheysan 25-02-2017, ayuu ku sheegay in xaalad caafimaad darteed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xarago Oo Loo Xirey Xogtii Uu Ka Bixiyey Maxaabiis Lagu Jirdiley Boosaaso Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigey nabadoon C/qaaadir Ibraahim Xarago oo ah afhayeenka Odoyaasha dhaqanka ee gobolka Bari. Nabadoonka ayaa xariggiisa sababsaday kadib markii Jimcihii aynu kasoo gudubnay…