Isbitaalka Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Oo Albaabada Loo Laabay Sheeko:Dalka Isbitaalka degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in Albaabada loo laabay, kadib markii ay degmadaasi isaga baxday hay’ad la sheegay iney maamuleysay. Madaxa caafimaadka ee degmada Buurdhuubo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ku Dhaawacmay Madaafiicdii Kusoo Dhacday Warta Nabadda Oo Gurmad Caafimaad u Baahan Ehlada dadkii ku dhaawacmay Madaafiic 16-kii bishan kusoo dhacday xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday dowladda Soomaaliya iney gurmad caafimaad u fidiso dadkaasi. Wariyaheena…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Galgaduud Qaarkood Oo Cabasho Ka Ah Guddiga Gurmadka Abaaraha Ee Galmudug Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan gobolka Galgaduud ayaa sheegay in cabasho ay ka yihiin guddiga gurmadka abaaraha Galmudug oo ay sheegeen in illaa iyo hadda aaney wax kaalmo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: NISA Oo Dad Iyo Gaari u Qabatay Dilal Iyo Dhaawacyo Shalay Ka Dhacay Muqdisho Ciidamada NISA ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen gaari la sheegay inuu ahaa midkii shalay lagu fuliyey Labo weerar oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Dib u Dejin Loogu Sameeyay Dalka Maraykanka Ugu yaraan 140 Soomaali qaxooti ah ayaa waxaa dib u dejin loogu sameeyay wadanka Maraykanka kadib markii ay maalmo u xayirnaayeen hadal kasoo baxay madaxweynaha dalkaasi Donald Trump kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uul Ka Tirsan Puntland Oo Shil Gaari Ku Geeriyoodey Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in guddoomiyahii gobolkaasi ee Puntland Mukhtaar Mahad uu ku geeriyoodey shil ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Laascaanood iyo magaalada Garoowe. Gaariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Maamulkii Ximan Iyo Xeeb Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ku dileen Maxamed Cumar Hagafey oo ahaa afhayeenka maamulkii la oran jirey Ximan iyo Xeeb ee ka dhisnaa degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan NISA Oo Lagu Weeraray Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen gaari uu la socday sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa NISA.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka QM Oo Digniin Kasoo Saartay Halista Ka Dhalan Karta Abaarta Soomaaliya Hay’addaha UNICEF iyo WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada iyo caruurta ayaa ka digey iney kasii darto abaarta ka jirta Soomaaliya, haddii aan sida ugu dhaqsiyaha badan gurmad loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahanno Xil Raadis Ah Oo Buuxdhaafiyay Jowhar Labadii maalin ee ugu dambeysay waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ku qulqulayey siyaasiyiin iyo sidoo kale aqoonyhanno xil doon ah, maadaama ay soo dhow dahay magacaabista golaha…