1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Diley Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in habeenkii xalay ahaa Saddex ruux aano qabiil loogu diley deegaanno hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolkaasi. Dabley hubeysan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaaajo Oo Maanta La Wareegaya Villa Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa la filayaa in maanta oo Khamiis ah uu xilka kala wareego Madaxweyne Hore Xasan Sheekh Maxamuud. Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 4 Qof Oo Cudurka Daacuunka Ugu Geeriyootay Gobolka Baay Maamulka deegaanka Goofgafduud Buurey ee gobolka Baay ayaa sheegay in cudurka Daacuunka uu ka dilaacay deegaankaasi, kaasi oo dad badan soo ritey. Xasan Xasaney oo ah guddoomiyaha deegaankaasi oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Iyo Boqorka Sacuudiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sucuud, waxaana boqorka uu ugu hambalyeeyay guushii uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden Oo Balanqaadday Ka Qeybqaadasha Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmajo) oo maalmahan kulamo la lahaa Safiirrada dalalka shisheeye ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa maanta qaabilay Safiirka Sweden Mudane Mikael Lindvall,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Askari Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Tixsiile ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in khasaare kala duwan uu ka dhashay qarax Miino oo maanta halkaasi lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Iyo Oromo Ku Dagaallamay Gobolka Soomaali Galbeed Dagaal u dhaxeeya Soomaaliya iyo Oromo ayaa lagu soo waramayaa in mar kale uu dib uga bilowday deegaanka Dheka ee gobolka Soomaali Galbeed. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii Labdan dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhis Lagu Sameynayo Ciidanka Cirka Soomaaliyeed Sareeyo Guute, Duuliye Maxamuud Sheekh Cali oo ah taliyaha ciidamada cirka Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, waxa uu ku sheegay in dib u dhis ballaaran lagu sameynayo ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Qarax Lagula Eegtay B/weyne Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gelinkii hore ee maanta ciidamo ka tirsan Itoobiya lagula eegtay duleedka magaalada Baladweyne. Kolonyo ay ciidankaan la socdeen ayaa la sheegay In Miino…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaar Ka Jirtay, Sh/dhexe Ganacsato iyo Qurbejoog Soomaaliyeed ayaa biyo dhaamin waxay ka bilaabeen deegaanno kamid ah gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo saameysay abaarta ka jirta gobollada dalka. Booyado biyo lagu qaadey ayaa loo…