2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Hay’adaha Gargaarka Iyo Beesha Caalamka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Mideynta Canshuuuraha Dalka Oo Lagu Qabtey Nairobi Wasaarada Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku qabatay magaalada Nairobi kulan ay ka soo qayb galeen qaybaha maaliyadda ee maamul goboleedyada. Shirkaan ayaa looga doodi doonaa habka ugu fudud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nigeria: 100 Kun Oo Qof Ayaa Geeriyootey 7-sano Gudahood Guddoomiyaha gobolka Borno State ee waqooyi bari ee dalka Nigeria ayaa sheegay in 100-kun oo qof ugu yaraan lagu dilay intii ay dalgaalada ay kawadeen kooxda Boko Haraam waddanka Nigeria.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Dil Ku Xuntay 7 Ruux Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso waxay ku xukuntay Todobo nin oo la sheegay iney ka dambeeyeen dilal ka dhacay magaaladaasi. C/fitaax Xaaji Aadan, guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi Muqdisho 13 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida xalay ku timid Janaraal Siciid Xasan Geeddi oo ahaa xubin ka tiran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Ganacsatada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulan laqaatay madaxda Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo uu hogaaminaayay guddoomiyaha Rugta ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdi Gabeyre. Kulanka madaxweynaha uu layeeshay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Madeira: Soomaaliya Waxaa u Baryay Waa cusub Soomaliya waxay yeelatay Madaxweyne cusub oo si dimoqraadi ah ay u doorteen xubnaha labada aqal doorasho xor iyo xalaal ah oo ay joogeen goobjoogayaal caalami ah. Waan u hambalyeynayaa Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka K/galbeed: Dad Badan Oo La Il Daran Abaar Iyo Shuban Biyood Guddiga abaaraha ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka deyriyey xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada maamulkaasi, iyaga oo ku baaqay in dadkaasi lala gaaro gurmad degdeg ah. Xildhibaan C/laahi Isaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dhallinyaro Bilowday Qorshe Lagu Badbaadinayo Xoolaha Ku Dhamaanaya Abaaraha Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa bilaabay qorshe la doonayo in looga hortago xoolaha ku dhammaanaya abaarta ka jirta gobolkaasi. Injineer Maxamed C/fitaax oo kamid ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Ku Geeriyoodey Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyoodey Allaha u naxariistee xildhibaan Saciid Xasan Geeddi oo kamid ahaa xildhibannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah. Xoghayaha baarlamaanka Federaalka C/kariin Xaaji…