1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Fargeeti Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Meel Marinta Golaha Wasiirada Ee Miisaaniyaddda Qaranka Wasiirka Maaliyadda Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeto ayaa waxa uu ka hadlay shir ay iskugu yimaadeen wasiirada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo looga hadlaayay miisaaniyadda Dowladda ee sanadkaan . Wasiir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Masar Iyo Jarmalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka iyo Masar, waxayna ka wada hadleen sidii xiriirka dalalkaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon u Rarneyd Ganacsato Soomaaliyeed Oo Ku Degtay Xeebaha Cumaan Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed islamarkaana la sheegay inay kusoo wajahneyd degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ku degtay Xeebaha dalka Cumaan. C/fitaax Xuseen Sheekh oo kamid ah ganacsatada doonidan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Goobo Ganacsi Oo Ku Yaalla Degmada Wadajir, Muqdisho Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka kacay xaafadda B/xuubey, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dabkaan ayaa la sheegay inuu ka kacay xarun ganacsi oo halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjiraha Israel Ee Masar Oo Amnigiisa u Baqay Madaxda Israel ayaa waxay sheegeen in Danjirahooda u fadhiya waddanka Masar inuu sii joogi doono Israel sababo la xariira dhanka ammaanka. Warmurtiyeed ay soo saareen laamaha amniga gudaha ee loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Mindiyo Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Waddanka China Waddanka China waxaa lagu dilay shan qof iyadoo lagu dhaawacay Shan kale weerar loo adeegsaday Mindiyo oo ka dhacay gobolka Chengyang ee galbeedka wadankaasi. Weerarkaan ayaa waxaa fuliyay Saddex qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanti-dhowrka: Saldhigga Imaaraadka Waa Mid Dagaal Dhalin Kara, Waxaana Ku Lug Leh Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Federaalka Ah Dr. Nuur Faarax Jimcaale, Hanti-dhowraha Qaranka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay heshiiska ay Imaaraadka maamulka Somaliland kula galeen saldhigga Militari ee Berbera.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Lagu Aasay Boosaaso Meydka madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Jeneraal Cadde Muuse ayaa maanta oo Talaado ah waxaa lasoo gaarsiiyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Diyaaraddii siddey Meydka oo kasoo amba baxday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Maalgashiga Oo Ka Furmay Hargeysa Magaalada Hargeysa waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayo maalgashiga, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda wadamada geeska Africa waxaana diiradda lagu saari doonaa fursadaha maalgashi oo ka banana meelaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Ka horyimid Heshiiskii Dowladda Imaaraadka Iyo Somaliland Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si isku mid ah uga hor yimid heshiis u dhaxeeya dowladda Imaaraadka Carabta iyo maamulka Somaliland, kaasi oo ku aadan in dowladda…