1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Shaacisay Xilliga La Aasi Doono Meydka Jeneraal Cadde Muuse Maamulka Puntland ayaa shaaciyey xilliga la aasi doono meydka Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee maamulkaasi Jeneraal Cadde Muuse, oo Arbacadii lasoo dhaafay ku geeriyoodey dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Afgaanistaan Mas’uul ka tirsan waddanka Afghaanistaan ayaa waxa uu sheegay in 7 qof ay ku dhimatay 22 kalane ay waxyeello ka soo gaartay qarax lala beegsaday meel ay ku sugnaayeen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Lagu Taageerayo Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Socda Muqdisho Dibadbax lagu taageerayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa goor dhow ka bilowday magaalada Muqdisho. Waxaa dibadbaxan soo qabanqaabiyey maamulka Gobolka Banaadir, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigey Gaari Sidey Walxaha Qarxa Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in gobolka Mudug ay ku qabteen gaari la sheegay in lagu soo raray walxaha qarxa, waxaana lala qabtay raggii la socdey gaarigaasi. Gaarigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Gedo Oo Kasoo Dartay Guddoomiyaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, Sahal Macalin Aadan ayaa sheegay in xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta degmadaasi ay tahay mid aad u liidato, oo dadka abaaraha haystaan noloshooda aad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Nool Xeryaha Dhadhaab Oo Ka Hadlay Go’aankii Kenya Uga Laabtay Xirista Xeryahaasi Soomaalida qaxootiga ku ah xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ee dalkaasi ay ku diiddey xirista xeryahaasi, xilli dad badan oo Soomaaliyeed ay dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Af yare Cabdi “Saddex Arrin Ayaa Laga Doonayaa In Madaxweyne Farmaajo Degdeg Ku Fuliyo” Professor Af yare Cabdi Cilmi ayaa sheegay in madaxweynaha la doortey ee Farmaajo hadda laga doonayo in si degdeg ah u sameeyo Saddex qodob oo uu sheegay iney tahay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha S/Afrika Oo Sheegay In Wada Shaqeyn Dhow Uu La Yeelanayo Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha dowladda Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kadib guushii uu ka gaarey doorashadii dalka ka dhacday 8-dii bishan. Madaxweyne Zuma ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee QM: Waan Ilaalineynaa Madaxbannaanida Iyo Midnimada Soomaaliya Kulan ay isugu yimaadeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa waxay kusoo dhoweeyeen madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo dhanka kalena amaanay madaxweyne hore Xasan Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shan Qodob Ugu Baaqay Dowladaha Carabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa uu…