1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Hiiraan Oo Soo Dhoweeyey Madaxweyne Farmaajo Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa soo dhoweeyey madaxweynaha cusub ee dalka loo doortay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyaga oo ugu baaqay in safarkiisa ugu horreeyo uu ku tago magaalada Baladweyne. Qaar kamid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka CabdiIsmaaciil Samatar “Doorashada Waxay Ku Dhacday Si Xalaal Ah” Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuq maasuqa ee doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in si aan musuq ku jirin ay u dhacday doorashadii 8-dii bishan ka dhacday magaalada Muqdisho. Professor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Fariin u Dirtey Madaxweyne Farmaajo Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee dowladda Federaalka Maxamed C/laahi Farmaajo in dib loo bilaabo wada hadalladii Labada dhinac u dhaxeeyey. Afhayeenka madaxtooyada maamulkaasi Xuseen Aadan Cige oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Umadda Soomaaliyeed Rajadeeda Dib Bay Usoo Laabatay” Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo kamid ahaa musharraxiintii u tartamayey xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaga oo u waramayey Goobjoog News, waxa uu sheegay in shacabka Soomaaliyeed hadda u baryay waa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Milatariga Oo La Faray In Magaalada Muqdisho Ay Faarujiyaan Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku bixiyay in magaalada Muqdisho ay dibadda uga baxaan ciidanka Millateriga dowladda Soomaaliya. Taliyaha oo ka hadlayey rasaas magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Kenya Oo Joojisey Go’aankii Lagu Xirayey Xeryaha Dhadhaaab Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhowaaqday iney joojisey go’aankii horey ee dowladda dalkaasi ku xireysay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab. Qoraal hadda si rasmi ah ugu soo baxay faafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Ugu Baaqey Madaxweyne Farmaajo Wax Ka Qabashada Amniga Iyo Abaaraha Dalka Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha la doortey ee Soomaaliya Maxamed Cabadullaahi Maxamed Farmaajo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in Farmaajo ay shaqooyin badan ay sugayaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Hore Ee Puntland Oo Ku Geeriyoodey Imaaraadka Carabta Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Jeneraal Maxamed Muuse Xirsi (Cadde Muuse) ayaa ku geeriyoodey dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta, halkaasi oo maalmahan dambe uu ku xanuunsanayey. Ehlada Marxuumka ayaa warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Baaq u Direy Madaxweyne Farmaajo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa madaxweynaha la doortey ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ugu baaqay inuu ku shaqeeyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Carte ayaa soo dhoweeyey guushii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Shacab Waddooyinka Waaweyn Ka Dhigaya Dibadbaxyo Lagu Taageerayo Farmaajo Maanta oo Khamiis ah waxaa waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ka soconaya dibadbaxyo ay dhigayaan Boqolaal shacab ah oo taageersan madaxweynaha la doortey ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Waddooyinka…