1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Xasan Sheekh Oo Tanaasulay Iyo Farmaajo Oo Madaxweyne Noqday Musharrax Xasan Sheekh oo wareegga Saddexaad la geli lahaa Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ku dhowaaqay inuu tanaasulay, sheegayna in uu u hambalyeenayo mudane Maxamed C/laahu Farmaajo oo noqonaya madaxweynaha Afarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Waxaa lasoo dhammeeyey tirinta cododka wareegga Saddexaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaliya, iyadoo Saddex musharrax ay ku tartamayeen wareeggaasi. Musharraxiinta ayaa sidan codadka u kala keensaday: Maxamed C/laahi Farmaajo waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Codeynta Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweynha Oo Lasoo Gabagabeeyey Waxaa goor dhow soo dhammaaday codeynta wareegga Labaad ee doorashada madaxweynaha, waxaana wareeggan isugu soo haray Saddex musharrax. Xildhibaannada oo gaarayey 328 mudane ayaa codeyntaan ka qeybgalay, iyadoo goor dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar C/rashiid Oo Ka Tanaasulay Doorashada Madaxweynaha Musharrax Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa hadda ku dhowaaqay inuu ka tanaasulay doorashada madaxweynaha. Cumar ayaa kamid ahaa musharraxiintii Afarta ahaa ee usoo gudbay wareegga Labaad, wuxuuna doorashadii wareegga Koowaad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Natiijada Wareegga Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Goobjoog News, waxay idiin soo gudbineysaa natiijada wareegga Koowaad ee doorshada madaxweynaha iyadoo ay tartameen 21 mudane. Hadaba waxaa jira musharraxiin aan helin cod, iyo kuwo helay, waxayna natiijada u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Codeynta Wareegga Koowaad Ee Doorashada Madaxweynaha Oo Soo Gabagabowday Waxaa lasoo gabagabeeyey wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha, kadib markii ay codeeyeen 328 mudane. Waxaa goor dhow bilaabanaya tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaannada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, iyaga oo u codeynaye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweynaha Oo Goor Dhow Bilaabatay Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si toos ah waxay u bilaabeen codeynta doorashada madaxweynaha Soomaliya ee dalka hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota. Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya iyo guddiga doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Tirada Ay Ku Kala Guuleysan Karaan Musharraxiinta Goor dhow waxaa furmay kulanka xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku dooranayaan madaxweynaha dalkan hoggaamin doona Afarta Sano ee soo socota, iyadoo musharraxiin gaaraya 21 ay ka qeybgalayaan tartanka doorashada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi Oo Tanaasulay Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo furay kulanka xildhibaannada baarlamaanka ay ku dooran doonaan madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyey in uu ka tanaasulay musharraxnimadiisa Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi. Musharraxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Oo Ku Qulqulaya Xarunta Doorashada Xildhibaannada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, xubnaha ka socda beesha caalamka iyo marti sharafta kale ayaa haatan waxay ku qulqulayaan xarunta doorashada madaxweynaha oo ku dhow garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.…