1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Xiran Ee Muqdisho Oo Sameeyey Ganacsigii Magaalada Maanta oo Talaado ah waxaa hirgalay ammarkii maamulka gobolka Banaadir ee lagu xirayey waddooyinka magaalada Muqdisho illaa maalinta berri oo Arbaco ah, iyadoo waddooyinka xiran ay saameeyeen ganacsigii magaalada. Suuqayada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Booliiska Oo Qabtey Dhallinyaro Ku Eedeysan Burcadnimo Taliye ku xigeenka saldhigga Booliiska ee degmada Cadaado Cumar Macallin Cali oo wareysi siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen degmadaasi ay kusoo qabteen 8 dhallinyaro ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Direy Rag Habeenkii Furfurta Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda, Maagalada Gaalkacyo Cali Xuseen Cabdulle oo ka tirsan golaha deegaanka Magaalada Gaalkacyo ayaa isaga oo u waramay Goobjoog News, waxa uu ka digey burburin uu sheegay in xilligaan lagu wado nalalka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 4 Carruur Ah Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Mahadaay, Sh/dhexe Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Afar Carruur ah ay cudurka shuban biyoodka ugu geeriyoodeen degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe. Guddoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax C/raxmaan C/shakuur Warsame Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa marti ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Dab Ka Kacay Suuqa Ugu Weyn Ee Xeryaha Dhadhaab Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa habeenkii xalay ahaa ka kacay suuqa ugu weyn ee xeryaha Dhadhaab iyadoo warar dheeraad ah laga helayo qaabka dabkan uu u kacay. Suuqan ayaa ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dowladda Oo Xirtey Waddooyin Hor Leh Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xirtey waddooyin hor leh kana mid ah magaalada Muqdisho, xilli maamulka gobolka Banaadir maalintii shalay ahayd shaaciyey in la xiri doono dhammaan waddooyinka Muqdisho maalmaha Talaadada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho: Talaado Iyo Arbaco Wey Xiran Yihiin Waddooyinka Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in maalmaha Talaadada iyo Arbacada ah la xiri doono waddooyinka magaalada Muqdisho, doorashada magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe: Xildhibaannada Labada Aqal Ha Doortaan Madaxweyne Caddaalad Ah Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa ugu horreyn ka hadlay doorashada madaxweyne ee dhowaan la filayo iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Muqdisho Oo Aad Loo Adkeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeysan ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, xilli 8-da bishan la filayo in magaalada lagu qabto doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho waxaa…