Shariif Xasan Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka K/galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta shir guddoomiyey kulan golahiisa wasiirada ku yeesheen magaalada Baydhabo, waxaana kulankaasi looga hadlayey arrimo ku aadan amniga iyo abaaraha ka jira… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Maanta Aan u Dhaqaaqno Inaan Badbaadinno Naf Soomaaliyeed Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Khamiis ah waxa uu kulan la qaatey safiirada wadamada Jaamacadda Carabta u jooga Soomaaliya, xafiiska ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Nugaal: Waxaan Qabannay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka gobolka Nugaal ayaa sheegay in ciidamada amniga ee Puntland ay howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka mid ah Puntland ay kusoo qabteen rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Cumar C/laahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Qoysas Kasoo Barakacay Abaaraha Oo Gurmad Dalbaday Waxaa weli sii kordhaya dhibaatooyinka ay abaarta ka geystay deegaanno badan oo kamid ah gobolka Mudug, taas oo qoysas badan oo reer Miyi ah ay ku xoolo beeleen. Qoysaskii ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Buurhakaba, Gobolka Baay Wararka maanta oo Khamiis ah ka imaanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa maamulka K/galbeed ay howlgallo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka K/galbeed Oo Ka Digey Jarista Dhirta Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullahi Sheekh Xasan oo la hadlay Goobjoog News, ayaa ka digay jaritaanka dhirta deegaannadda hoos yimaada maamulka Koonfur Galbeed, waxa uuna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Labo Beel Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sool Deegaanka Qoriley ee Bariga gobolka Sool ayaa laga soo sheegayaa iney ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beello deegaankaasi ku wada sugan. Wariye Madax banaan oo lagu magacaabo Khadar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Labada Aqal Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka maamulka Puntland Xuseen Yuusuf ayaa baaq u direy xilddhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo ku wajahan abaaraha guud ee dalka ka jira. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Iyo Wafdi Jarmal Ah Oo Ku Kulmay Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kula kulmay wafdi ka socday dowladda Jarmalka oo ay hoggaamineysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xsan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu warqadaha safiirnimo ka guddoomiye Danjiraha cusub ee dowaldda Sacuudiga usoo magacowday Soomaaliya, Dr Mohamed Abdi-kani Al-Khayat. Madaxweynaha iyo safiirka…