1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waxaan u Diyaar Nahay Inaan Xoreyno Deegaannada Inaga Maqan” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka hadlay arrimo badan oo maamulkiisa uu qabtay sanadkii tagay ee 2016, isaga oo sheegay in sanadkaasi ahaa mid Soomaalida ugu hadal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Faroole Oo Dhaliil u Jeediyey Maamulka Puntland Senator C/raxmaan Faroole oo ka hadlay abaarta ka jirta deegaannada maamulka Puntland ayaa dhaliil u jeediyey madaxda iyo Labada gole ee maamulkaasi, kadib markii uu sheegay inay gabeen kaalintii looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maqal: Barnaamijka Hilin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Maxamed C/risaaq Maxamuud Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada waxaa habeenkii xalay marti…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Barakacay Abaar Oo Raashiin Loogu Qeybiyey Gobolka Sool Qoysas badan oo kasoo barakacay abaaraha ka jira deegaanno kamid ah gobolka Sool ayaa deeq raashiin ah loogu qeybiyey deegaanka Kalbardaaley, iyadoo raashinkan loo qeybiyey qof walba oo kusoo barakacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabineysa Gantaalada Ridada Dheer Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong un ayaa sheegay in dalkiisa uu Tijaabin doono gantaalada ridada dheer kuwaa oo isag kala goosha qaaradaha iyo kuwa xambaara Nuclear-ka. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhaajiriin Afrikaan Ah Oo Doonaya Iney Ka Gudbaan Xadka Morocco Iyo Spain In ka badan 2000 oo muhaajiriin Afrikaan ah ayaa waxay doonayaan iney ka tillaabaan xadka u dhaxeeya wadamada Morocco iyo Spain si ay ugu gudbaan qaaradda Yurub . Madaxda dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:War SAWIRRO: Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Xildhibaanno Aqalka Sare Ah Oo Kormeeray Dhismaha Cusub Ee Aqalka Sare Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Sweden Oo Ka Qeybqaadan Doonta Dhismaha Ciidanka K/galbeed Saraakiil ka socotay ciidanka Booliiska Sweden ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay kulan kula qaateen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka K/galbeed oo ay ka wada hadleen arrimo u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax Sheekh Shariif: Musuqa Waxaa La Gaarsiiyey Baadiyaha Iyo Tuulooyinka Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanu jirin wax isbedal ah oo dowladda Federaalka keentay 4-tii sano ee lasoo dhaafay. Shariif…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Gobolka NFD Wararka ka imaanaya gobolka NFD ayaa waxay sheegayaan in dowladda Kenya ay ciidamo dheeraad ah geysay gobolkaasi gaar ahaan magaalada Mandhera iyo sidoo kale xadka aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya…