1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsiga Loo Yaqaan Waratada Oo Kusoo Batey Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxaa kusoo batey ganacsatada Waratada oo waxyaabo badan kusoo kordhiyey magaaladaasi. Ganacsiga sidan ah horey loogama aqoon magaalada Jowhar, dadka danyarta ah ayeey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 60 Qof Oo Ku Geeriyootay Rabashado Ka Dhacay Xabsi Ku yaalla Brazil Dalka Brazil xabsi ku yaalla waxaa ka dhacay rabshado waxaana la xaqiijiyey in halkaasi ku dhinteen dad gaaraya 60 qof. Xabsigan ayaa ku yaalla Gobolka Amazon ee dalka Brazil, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saldhig Booliis Oo Laga Dhagaxdhigay Duleedka Baydhabo Taliska ciidamada Booliiska ee gobolka Baay ayaa saldhig loogu talogalay iney ku shaqeeyaan ciidamada Booliiska ka dhagax dhigey deegaanka Maanyo Fuulka oo qiyaastii 5-km u jirta magaalada Baydhabo. Taliyaha ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 qof Oo Ku Geeriyootay Rabshado Ka Dhacay Dalka Burundi Tuulo u dhow caasimadda wadanka Burundi ayaa waxaa ka dhacay iska horimaad sababay dhimashao , dhanka kale inta uu socday iska horimaadkaan ayaa waxaa la afduubtay xubno ka tirsan mucaaradka…
1 daqiiqo Sheeko:War Waa Goorma Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku Xigeennadiisa? Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonnka golaha shacabka ayaa kulankoodii Labaad oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay maanta ku doorteen guddoomiye oo ay u doorteen Xiildhibaan C/raxmaan Ducaale Bayle, ku xigeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugu Yaraan 10 Qof Oo Ku Geeriyootey Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo Ismiidaamin ah oo oo maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kuwaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan islamarkaana Ismiidaamin ah ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay xaafadda Buulo Xuubey ee degmada Wadajir gaar ahaan dhabarka dambe ee Soomaali Airline. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidka Ka Shaqeeya Afgooye Iyo Wanlaweyn Oo Maalintii Labaad Shaqadii Joojiyey Maalintii Labaad waxaan shaqeyneyn gaadiidkii dadweynaha ee ka shaqeynayey wadada isku xirta degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib cabasho ay ka muujiyeen Isbaarooyin yaalla halkaasi. Darwallada gaadiidkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Ciidan Oo Ku Geeriyoodey Dagaal Ka Dhacay Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in uu geeriyoodey taliyahii ciidamada dowladda ee deegaanka Yurkud oo ka tirsan gobolka Gedo kadib dagaal ka dhan deegaan ku dhow degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Su’aal Geliyey Lacagaha Laga Doonayo Musharraxiinta Madaxtinimo Ee Dalka Shacabka Muqdisho qaarkood ayaa aragti kala duwan waxa ay ka dhiibteen sida ay u arkaan lacagaha laga doonayo musharraxiinta u tartamaya xilalka madaxweynaha, guddoomiyeyaasha Labada aqal ee baarlamaanka iyo ku…