1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaarta Ka Jirta Gobolka Bari Oo Saameysay Waxbarashadii Gobolkaasi Guddoomiyaha Wabarashada degmada Qardho ee gobolka Bari, Saciid Maxamed Faahiye oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in abaarta saameynta ballaaran ku yeelatay dadka iyo duunyada ay sidoo kale saameysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Dhaamin Laga Sameeyey Deegaanno Abaartu Ku Dhufatay, Gobolka Sanaag Guddiga abaaraha gobolka Sanaag ayaa gurmar biyo dhaamin ah u sameeyey qoysas badan oo ku dhaqnaa deegaanka Booda Cadde oo kamid ah deegaanada abaartu ay ka jirto. Sheekh Saciid Axmed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Beeraleyda Oo Ka Walaacsan Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Beeraleyda ku dhaqan magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa walaac ka muujiyey xaalad biyo yari ah oo ka jirta wabiga Shabelle, gaar ahaan qeybta uu gobolkaasi ka maro.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo B/weyne u Tagey La Tashi Dadweyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana xubnaha la socdey kamid ahaa xildhibaan C/laahi Goodax Barre. Guddoomiyaha maamulka Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Amniga Looga Hadlayey Oo Lagu Soo Gebogabeeyay Doolow, Gedo Degmada Doolow ee gobolka Gedo waxaa lagu soo gebogabeeyey shir Saddex maalin socdey oo looga hadlayey amniga guud ee gobolkaasi, waxaana ka qeybgalay wasiiro Jubbaland ah, saraakiil iyo xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ma jiraan Murashaxiin Isu Diiwaangeliyay Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka? Talaadadii shalay 03-01-2017 waxay ku beegneyd maalinta loo asteeyey bilaabashada diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka guddoonka golaha shacabka, iyadoo Khamiis 05-01-2017 ay ku egtahay diiwaangelintu. Xubno ka tirsan guddiga qabanqaabada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Jowhar Ee Sh/dhexe Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Shaqeeya Ee Ku Sugan Deegaannada Galmudug Oo Lagu Amray Iney Is Diiwaangeliyaan Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maamulka Galmudug ayaa farriin u dirtey dhammaan shaqaalaha ku sugan deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaasi. Wasiirka wasaaraddasi Maxamed Cabdullaahi Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoolo Dhaqato Ka Tagey Caabudwaaq Oo u Naqraacay Gobolka Bari Dad xoolo dhaqato ah una badan reer Guuraa kana tagey deegaanno hoostaga degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa u naqraacay deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo dhowaan roob uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay Iney Soo Afjareyso Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa sheegay in dhowaan ay soo afjari doonaan dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo Daacish oo mararka qaar ka dhaca qaar kamid ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Madaxweynaha…