2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Dib uga Dilaacay B/weyne Iyo 5 Ruux Oo u Dhimatey Cudurka shuban biyoodka ah ayaa lasoo sheegayaa in xilligaan uu dib uga dilaacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay cudurkaasi u dhinteen 5…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo Baaq Ka Direy Abaaraha Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in bulshada ku nool gobollada Mudug iyo Galgaduud oo baadi ah xoolo dhaqato ay si weyn u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaliil Loo Jeediyey Madaxweynaha K/galbeed Iyo Wasiiradiisa Xildhibaanno Ka Tirsan maamulka K/galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa si kulul waxay uga hadleen arrimaha ku aadan hoggaanka maamulkaasi iyo abaaraha ka jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydadka Rag La Sheegay Iney Ka Tirsan Yihiin Al-shabaab Oo Lagu Soo Bandhigey Baydhabo Taliska booliiska Koonfur Galbeed ayaa goor dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kusoo bandhigey Meydadka 5 nin oo ay sheegeen iney ka tirsanaayeen Xarakada Al-shabaab. Wasiirka hub ka dhigista…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaalka Baydhabo Oo La Gaarsiiyey Dad Badan Oo Uu Soo Ritey Cudurka Shuban Biyoodka Isbitaalka magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay buux dhaafiyeen bukaanno badan oo uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, xilli isbitaalka dawo la’aan ay ka jirto. C/qaadir Warcadde, wariyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Ciidamada Ammaanka Oo Heegan La Geliyey Maamulka magaaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa tilmaamay in heegan buuxa la geliyey ciidamada amniga ee magaaladaasi si ay uga hortagaan khatar walbo oo dhankooda soo wajahda. Duqa magaaladaasi Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Indha Cadde “Al-shabaab Waxay Doonayaan Iney Qalqal Geliyaan Doorashooyinka” Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda gaashaandhigga Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay ka dhici karaan qataro amniga inta lagu jiro doorashooyinka. Indha Cadde oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Ka Hadashay Doorashooyinka Soomaaliya Dowladda Maraykanka ayaa ka hadashay doorashooyinka Soomaaliya, furitaanka Kalfadhigii Kowaad ee ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale hannaanka hadda loo wajahayo doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. War-saxaafadeed uu soo saarey kaaliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Hiiraan Oo Ka Socda B/weyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo shalay uu gaaray madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa haatan waxaa ka soconaya shir ballaaran oo looga hadlayo amniga guud ee gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cudurro Laga Baqayo Iney Ka Dilaacaan Deegaannada Loo Naqraacay Ee Gobolka Bari Waxaa xilligaan aad looga baqayaa in cudurro ay ka dilaacaan deegaanno kamid ah gobolka Bari oo dhowaan ay usoo naqraaceen xoolo dhaqato ku sugnaa gobollo badan oo dalka ah. Xildhibaan…