1 daqiiqo Sheeko:War Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Waxaa saakay shacabka Muqdisho ay kusoo tooseen guud ahaan waddooyinka magaalada oo xiran iyo ammaanka oo ay adkeenayaan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Waxaan saakay shaqeyneyn inta badan gadiidka dadweynaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Dooranaya Guddoomiyahooda Waxaa goordhaw Muqdisho ka bilaaban doonta doorashada guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka federaalka ah iyo ku xigeenkiisa 1aad. Afar Murahax ayaa u tartameysa jagada guddoomiyaha golaha shacabka, waxaa sidoo kale lix…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Digey Xasilooni Darro Siyaasadeed Oo Ka Dhacda Galmudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digey xasilooni darro siyaasadeed oo ka dhacda deegaannada Galmudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa sidan u qoran: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Boolis Iyo Nabad Sugid Ah Oo Tabobar Loogu Soo Xirey B/weyne Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta oo Sabti ah waxa uu magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Tabobar ugu soo xiray 100 askari oo isugu jira Nabad sugidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Ku Xiren Maraykanka Oo Cabasho Ka Ah Safaaradda Soomaaliya Ee Dalkaasi Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maraynkanka ayaa cabasho waxay ka yihiin safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, kadib markii ay sheegeen in la doonayo si qasab ah in dalka loogu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baraawe: AMISOM Waan Kala Hadleynaa Dadkii Ay Shalay Ku Dileen Duleedka Degmada Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in taliska AMISOM ee degmadaasi kala hadli doonaan dhacdo shalay ay ciidamo ka tirsan taliskaasi ku dileen Labo wiil oo walaalo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shabellaha Hoose: Caruur U Geeriyootay Sun Ay Hooyadood Siisay Dhacdo dad badan ay aad u hadal hayaan ayaa habeenkii xalay ahayd ka dhacday deegaan 17-km dhanka bari kaga beegan ku dhow degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 494 Soomaali Oo Ka Carartey Dalka Switzerland Waxaada socdaalka iyo jinsiyadaha ee dalka Switzerland ayaa shaaca ka qaaddey in la la yahay 494 qof oo qaxooti Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo la sheegay iney dalkaasi ka carareen, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Baaq u Direy Shacabka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Maamulka Hirshabelle ayaa baaq ku aadan isku gurmashada abaaraha iyo wada qeybsiga daaqa waxa uu u direy shacabka ku dhaqan guud ahaan deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo ee Hiiraan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Ka Digtey Carqalad Lagu Sameeyo Wada Hadallada Ay Kula Jiraan Somaliland Maamulka Khaatumo State ayaa ka hadlay wada hadallada ay kula jiraan maamulka Somaliland iyo wax ka jira sax ahaanshiyaha wararka sheegaya iney ku biirayaan maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta maamulka Khaatumo…