Madaxweyne Xasan Oo Bogaadiyey Doorashooyinka Dalka Ka Socda Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha dowlad gobolleedyada dalka, dhowaanna ka bilaaban doona magaalada Muqdisho… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Oo Go’aan Kasoo Saaray Rabshado Ka Dhacay Jowhar Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa go’aan ka soo saaray rabshado ka dhacay magaalada Jowhar 18-kii bishan taasi oo u dhaxeysay Labo musharrax oo ku tartamayey kursiga aqalka hoose.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF Oo Ammaantey Heerka Kobaca Dhaqaalaha Soomaaaliya Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ammaantay heerka kobaca dhaqaalaha Soomaaliya kadib saraakiil ka socotey hay’addaasi oo magaalada Nairobi kula kulmay wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti. Waxay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaas Maxamed Bashiir “Hala Daayo Farogelinta Lagu Hayo Duubabka 135-ka Ah” Ugaas Maxamed Bashiir Ugaas Xasan oo kamid ah 135 duub ee soo xulay ergooyinka dooranaya xildhibaannada aqalka hoose ayaa Goobjoog u sheegay in Ugaasyada qaar awoodahooda hoos loo dhigey. Wuxuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Oo Baaq u Dirtay Shacabka Soomaaliyeed Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa baaq ku aadan abaaraha ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka u dirtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan. Sheekh Bashiir Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:War Baydhabo Oo Lagu Dooranayo Xildhibaanno Cusub Oo Aqalka Hoose Ah0 Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka socota doorashada xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka, iyadoo maantana la filayo in doorashada ay halkeeda kasii socoto. Wariyaha goobjoog ee magaalada Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:War Jubbaland: Doorashada Aqalka Hoose Oo Maanta Lasoo Gebogabeynayo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose lagu soo gebogebeeyo doorashada xildhibaannada aqalka hoose, gaar ahaan xubnaha kusoo aadey maamulka Jubbaland. Waxaa maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Abaaraha Ka Jira Puntland Oo Ka Dhacay Garoowe Maanta oo Talaada ah waxaa kulan ku yeeshey magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal Madaxda maamulka Puntland oo uu ugu horreeyo madaxweynaha maamulkaasi C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Guddiga abaarta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Warbixiyey Safar Uu Ugu Maqnaa Itoobiya Iyo Kenya Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo lagu soo dhoweeyey. Xubno kamid ah Baarlamaanka iyo wasiirada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Gaas Oo La Kulamay Wafdi Ka Socday UNSOM Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Talaado ah waxa uu madaxtooyada magaalada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hoggaaminayey madaxa xafiiska UNSOM ee Puntland Mr. Aaward Bell. Mr.…