Dowladda Ingiriiska Oo Safiir Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska ayaa Soomaaliya usoo magacawday safiir cusub oo bedali doona midka haatan dalka u jooga, kadib qoraal kasoo baxay dowladda dalkaasi. Safiirka cusub ee Ingiriiska ayaa lagu magacaabaa David… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Baaq u Direy Shacabkii Ka Barakacay Gaalkacyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo hadal kooban ka jeediyey munaasabad lagu kala qaadayey ciidamada Puntland iyo Galmudug ee Gaalkacyo, ayaa ku baaqey in ay dib usoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO: Sidee Loo Kala Qaadey Ciidamadii Puntland Iyo Galmudug Ee Gaalkacyo? Dedaal badan oo ay sameyeen dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobey, Puntland iyo Galmudug ayaa lagu guuleystay in la kala qaado ciidamadii ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Munaasabad kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA Oo Walaac Ka Muyujisey Abaarta Soomaaliya Xafiiska Qaramada Midoobay ee xiriirka arrimaha bini’aadannmida OCHA ayaa walaac ka muujisey abaaraha ka jira qaar kamid ah gobollada Soomaaliya. OCHA ayaa sheegtay in Lixdii bilood ee lasoo dhaafay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Caabudwaaq Oo Billaabaya Dhexdhexaadinta Beello Ku Dagaallamey Degmadaasi Waxagaradka Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduyud ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan wada hadal nabadeed oo xal looga gaarayo dagaallo ka dhacay degmadaasi in ay kala dhex dhigaan beello shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Ka Jirta Degmada Tiyeeglo, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab halkaasi laga dareemayo. Waxaa maalintii Labaad hawada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Soo Dhoweysay Dib u Dhista Dowladda Kenya Ee Xiritaanka Xeryaha Dhadhaab Hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Madoobe ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaan UNHCR ayaa soo dhoweysay tallaabadii dowladda Kenya ay ku kordhisay muddo xiritaanka xeryaha Dhadhaab. War ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Kala Qaadista Ciidamada Puntland Iyo Galmudug Oo La Isku Fahmi La Yahay Gudiga Dhanka Galmudug u qabilsan wadahadallada lagu xalinayo Colaadda Gaalkacyo ayaa sheegay in la isku mari la’yahay In lakala Qaado Ciidamada Is Horfadhiya ee Puntland iyo Galmudug. Kulamo ay yeesheen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dagaal Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo Dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa xalay ka dhacay gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa rasaas isku weydaarsaday bartamaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Degmada Caabudwaaq? Deganaansho aan cago badan ku taagneyn ayaa saakay laga soo sheegayaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kadib dagaal beeleed shalay ka dhacay degmadaasi. Waxgaradka dhinacyadii ku dagaallamay degmadaasi ayaa wada…