1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Qaranka Oo u Gurmanaya Dadka Ku Nool Deegaannada Abaartu Ku Dhufatey Ee Dalka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in kaalin ay ka qaadan doonaan gurmad loo sameeyo shacabka Soomaaliyeed ee abaartu ku hayso deegaanno badan oo kamid ah gobollada dalka. Guddoomiyaha ururkaasi Batuulo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guriceel: Ahlu-sunna Oo Hawada Ka Saartey Radio Galgaduud Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusmareeb ayaa hawada ka saarey Radio Galgaduud, xaruntiisa degmada Guriceel, iyaga oo qaatey qaar kamid ah qalabkii Idaacaddaasi. Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amnesty International Oo Eedeysay Dowladda Kenya Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa dowladda Kenya waxay ku eedeysay in qaxootiga Soomaaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dhadhaab ay ku qasbeyso iney ku laabtaan dalkooda. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: Maxkamad Xukun Ku Riddey Dhallinyaro Soomaaliyeed Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xukunno kala duwan waxa ay ku riddey dhallinyaro Soomaaliyeed oo horey loogu eedeeyey iney ku biiri rabeen ururka daacish ee ka dagaallama dalalka Siiriya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Oo Qof Bajaajle Ah Ku Diley Muqdisho Askar ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qof darwal ka ahaa mootada loo yaqaan Bajaaj waxay ku dileen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ku sugnaa halka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Lagu Xirey Cadaado Wararka ka imaanaya degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay ciidamada Nabad sugidda degmadaasi ku xireen wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska maamulka Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Raage: Maqaamka Muqdisho In La Caddeeyo Waa Qasab Senator Maxamed Xuseen Raage oo kamid ah xubnaha aqalka sare ee laga soo doortey Hirshabelle ayaa sheegay iney xusul duub u geli doonaan sidii magaalada Muqdisho ku heli lahayd xuquuqdeeda.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadde Muuse “Kismaayo Marka La Aadayo Maa Lagu Heshiiyo Gaalkacyo” Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Maxamuud Muuse Xirsi (Cadde Muuse) ayaa ka hadlay heshiiskii 11-kii bishan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku gaareen maamullada Puntland iyo Galmudug. Ugu horreyn waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Koonfur Galbeed ay dib ula wareegeen degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool, halkaasi oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Walaac Ka Muujiyey Musuq Lagu Sameeyo Doorashooyinka Aqalka Hoose Guddiga xalinta Khilaafaadka doorashooyinka aqalka hoose ayaa war-saxaafadeed uu soo saarey kaga hadlay arrimo badan oo ku aadan doorashada aqalka hoose iyo sidoo kale arrimaha la xiriira dacwadaha ay qabteen.…