1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Wariye Oo Ku Xiran Magaalada Kismaayo Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ayaa xabsiga dhigey Saddex wariye oo ka mid ahaa suxufiyiinta ka howlgasha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Wariyeyaashan la xirey ayaa waxay kala yihiin Sakariye…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug: Ergada Doorashada Aqalka Hoose Oo Dooranaya Lix Kursi Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud lagu qabto qeybta Labaad ee doorashada xubnaha aqalka hoose, iyadoo maanta la dooran doono 6 Kursi. Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Federaalka Haddii Uu Dhib Keenay Inaan Dib u Fiirinno Waaye” Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono hannaanka federaalka ee Soomaaliya qaadatey. Waxa uu sheegay in markii hore ay u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Fekeraya In B/weyne Laga Saaro Xaasaska Iyo Carruurta Al-shabaab Cali Jeyte Cismaan, guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda guud ee gobolkaasi, waxaana ugu horreyn uu soo hadal qaaddey howlgallo ay ciidamada dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Magdhow Ka Dalbatey Dowladda Mareykanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dowladda Mareykanka laga doonayo in magdhow ay ka bixiso ciidankii Galmudug ee ay ku dileen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug, 28-September-2016. Wasiirka dib u heshiisiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hirshabelle Oo Ka Digey Musuq Lagu Sameeyo Doorashada Xildhibaannada Aqalka Hoose Waxgaradka maamulka Hirshabelle ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe waxay uga digeeen cid walbo oo ku lug leh doorashada xildhibaannada aqalka hoose iney musuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Saakay Ka Cusub Magaalada Gaalkacyo Ee Mudug? Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan saakay magaaladaasi laga dareemayo degannaasho, kadib dagaallo maalmo badan ka dhacay Gaalkacyo. Xaaladda guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Madaxda Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu xafiiskiisa kula kulmay madaxda maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Xubnaha uu madaxweynaha la kulmay ayaa kala ah Guddoomiyaha maxkamadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Baaq u Direy Shacabka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed u direy guud ahaan shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Waxa uu sheegay madaxweyne Guuleed in isaga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Dagaal u dhaxeeyey Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed ayaa ka dhacay deegaann ka tirsan gobolka Galagaduud, waxaana dagaalkaasi uu geystey Khasaare kala duwan . Wararka waxay sheegayaan in dagaalkan xooggiisa…