Maraakiib Dagaal Oo Duqeynaya Degmada Qandala Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in maraakiib dagaal oo loo maleynayo iney leeyihiin ciidanka NATO ay duqeyn dhanka badda kaga soo bilaabeen degmada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Denmark: Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Qabtay Walxaha Qarxa Booliiska dalka Denmar ayaa sheegay iney xabsiga dhigeen muwaadin Soomaaliyeed oo la tilmaamay in hoygiisa laga helay walxaha qarxa. Afhayeenka ciidanka Booliiska Denmark Rene Raffo, oo la hadlay warbaahinta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Duqeeyey Saldhig Al-shabaab Ku Leeyihiin Duleedka Afgooye Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay saq dhexe ay duqeyn ka geysteen deegaanka Yimbis ee duleedka Afgooye, halkaasi oo la sheegay in saldhig ay ku lahaayeen dagaalyahannada Al-shabaab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Danaha Dalalka Shisheeye Ay Ka Leeyihiin Soomaaliya Waxaa isa soo taraya hadal heynta ku saabsan in dowlado shisheeye ay ku dedaalayaan in ay saameyn ku yeeshaan natiijada doorashooyinka la filayo in ay Soomaaliya ka dhacaan. 30-ka bishan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Guddiga Doorashada Oo Diiwaangeliyey 969 Ergo Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Galmudug ayaa sheegay in ay diiwaan geliyeen 969 ergo oo dooranaya 19 xildhibaan oo kamid ah xubnaha aqalka hoose ee dowladda Federaalka. Afhayeenka guddiga doorashooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Saaran Doomo Oo Gaarey Boosaaso Dadkii ugu dambeeyey ee kasoo barakacay magaalada Qandala ee gobolka Bari ayaa habeenkii xalay ahaa waxay doomo ku gaareen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Duqeyn Ka Geystay Degmada Qandala Ee Bari Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa diyaarado dagaal oo gelinkii dambe ee shalay duqeyn ka geystay degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaas oo ay ku sugan yihiin dagaalyahanno sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Farriin u Direy Saraakiishii Hore Ee Ciidanka Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo shalay xarigga ka jarayey Xaruntii Ciidamada Cirka ee Afisiyooni ee magaalada Muqdisho ayaa farriin u direy saraakiishii hore ee ciidamada Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Deeq Waxbarasho Ka Helay Sudan Oo Maanta Ka Dhoofey Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho ka ambabaxay ardey Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalka Sudan, waxaana ardeydan yihiin kuwii sanadkan dhammeystay dugsiyada sare oo ay imtixaanka ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Senator-ada Kasoo Jeeda Galmudug Oo Diyaar u Ah Xallinta Colaadda Gaalkacyo Senator-ada kasoo jeeda maamulka Galmudug ayaa sheegay iney wadaan dedaal badan oo wax looga qabanayo dagaallada Gaalkacyo kusoo noq noqday. Senator Samsam Daahir Maxamuud oo kamid ah Senator-adaasi ayaa wareysi…