Soomaali Lala Xiriirinayo Al-shabaab Oo Lagu Maxkamadeynayo Jarmalka Sheeko:Dalka Maxkamad ku taalla dalka Jarmalka ayaa lasoo taagey muwaadin Soomaaliyeed oo la sheegay inuu ka tirsanyahay Xarakada Al-shabaab, islamarkaana maleegayey weeraro ka dhaca dalkaasi. Xeer ilaalinta maxkamadda Federaalka ee dalkaasi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay Iney Dishey Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney dishey dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidanka ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose. Wasiir ku xigeenka wasaaradda gaashaandhigga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdalla…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Oo La Sheegay Iney Saameysay Shirka Jowhar Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb ayaa been abuur ku tilmaamay warar soo baxaya oo sheegayay in odayaasha qaar ay ka hor yimaadeen sida loo qeybiyay saamiga beelaha gobollada Hiiraan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgal Ka Billaabay Hiiraan Wararka ka imaanaya degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka socdo howlgal ballaaran oo ay ka sameynayaan ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Itoobiya. Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ruushka Ku Edeeyay Ballan Ka Bax Dalka Mareykanka ayaa joojiyay wada hadalka uu Ruushka kula jiray ee ku saabsan dalka Suuriya. Washinton ayaa ku Moscow ku eedeeysay balla- ka bax, iyadoo ku guul-dareystay in Asad ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Biyo La’aan Ku Haysato Duleedka Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in qoysas badan ay biyo la’aan ku hayso deegaanno duleedka ka ah magaaladaasi. Ceelashii ay dadkani biyaha ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Ka Digey Waddooyinka Shacabka Laga Xirto Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahnaa duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan loo adkeysan karin waddooyinka magaalada oo si ulajeeddo la’aan ah dhagxaan loogu jaro. Wuxuu sheegay in dhibaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini Oo Ka Warbixiyey Socdaalkiisii Cadaado Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaalliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo shaley tagey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin ka bixiyey ulajeedka uu degmadaasi u tagey. Wuxuu sheegay wasiirka in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta abaare 2-dii duhurnimo ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga isgoyska Xaawo Taako. Qaraxa ayaa ahaa gaari la sheegay in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Degmada Garbahaarey, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Garbaahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu goor dhow ka dhacay qarax waxyeello soo gaarsiiyey dad shacab ah. Qaraxan ayaa ka dhex…