2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif “Ma Ogi Meel Kenya Loogu Saxiixay Badda Soomaaliya” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haatanna ah Musharrax Madaxweyne ayaa sheegay in aanu waxba ka ogeyn is fahamkii dowladdii KMG ahayd ay Kenya ugu saxiixday heshiiska is…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed: Puntland Ayuu Ka Dhaqangeli La Yahay Heshiiskii Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulka Puntland uu ka dhaqangeli la yahay heshiiskii nabadda ee sanadkii hore lagu gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Guuleed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay In Duqeynii Mudug Ay Ku Dileen Dagaalyahanno Al-shabaab Ah Dowladda Mareaykanka ayaa ka hadashay weerar dhanka cirka ah oo diyaaradahooda dagaalka Labo habeen kahore ka geysteen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug. Captan Jeff Davis oo ah Afhayeenka Waaxda Pentagon-ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Khaatumo Oo Ka Hadlay Sababta Ay Wada Hadal Ula Geli La Yihiin Puntland Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr ayaa ka hadlay sababta ka dambeysa in wax wada hadal ah aaney la yeelan maamulka Puntland, maadaama maamulkiisa wada hadal la galayo Somaliland. Galeyr…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo si Rasmi ah Loo soo Afjaray Qaadashada Kaarka Codbixiyeyaasha Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen guddiga doorashooyinka Somaliland oo ay ka qeybgaleen madaxda ugu sarreysa ee maamulka ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa taas oo looga dhawaaqay gabagabeynta qaadashada kaarka codbixiyeyaasha. Munaasabaddan…
1 daqiiqo Sheeko:War Askari Ka Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay Degmada Dharkeenley, Muqdisho Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ku dileen askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Boqorre oo Sheegay in Wali Tabashadooda Aqalka Sare ay Sideedii U Taagan Tahay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay iney wali ka tanaasulin mawqifkoodii ay ku diidanaayeen doorashda dadban illaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Soomaalida Ku Xiran India Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay sameyneyso dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalka India dib dalka loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay oo Talaado ah waxa ay howlgallo ballaaran ka wadaan suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Ciidamadaan oo xalay billaabay howlgalkaan ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 40 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaallo Ka Dhacay Congo Ku Dhowaad 50 ruux ayaa ku dhimatay wadanka Congo kadib markii ay ka billowdeen dalkaasi iska horimaadyo hubeysan oo u dhaxeeya maaleyshiyo beeleed iyo ciidamada ammaanka ee dalkaasi. Afhayeen u…