5 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Caqabad Oo Ku Horgudban Qabsoomidda Doorashada 2016-ka Doorashada 2016-ka ayaa markii 2aad muddo 3 bil gudahood ah dib u dhacday, Jadwalkii madasha qaran waa uu fashilmay, sidoo kale jadwalkii guddiga doorashada dadban ee heer federaal ay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaradda Soomaaliya Ee Dalka India Oo Beenisay In 50 Qof Soomaali Ah Lagu Riday Xukun Dil Ah Safaaradda Soomaaliya ee dalka India ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay war shalay ay baahiyeen warbaahinta dalka India kaasi oo ku saabsan in 50 qof Soomaali ah ay maxkamd ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Xukun Dowladda India Ku Riddey Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Ka Socda Gaalkacyo Dibadbax ballaaran ayaa haatan waxa uu ka soconayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo looga soo horjeedo xukun dil ah oo dowladda India ku riddey 50 qof oo muwaadiniin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad “Hablaha In la Tixgeliyo, Odaygana Laga Tago Dhaqanka Soomaaliyeed Kamid Ma Ahan” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlayey kulan ay isugu yimaadeen Odoyaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin ayuu is weydiiyey suurtagalnimada in haweenka ay helaan 30%, Doorka odoyaashana dowladda aaney ifin. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baraawe: Amniga Degmada Waxaa Suga Shacabka Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in wada shaqeyn buuxda ay kala dhaxeyso shacabka ku dhaqan demadaasi. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga maamulka degmadaasi Bashiir Maxamed Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dilay Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Magaalada Marka Rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ku dileen mas’uul ka tirsanaa maamulka magaaladaasi. Xuseen Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku Dhowaad 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Baay Dagaal u dhaxeeyay maamulka Koonfur Galbeed iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Iidaale ee gobolka Baay, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Sheegay In Ciidamada Soomaaliya Iyo Midowga Africa Ka Adkaadeen Al-shabaab Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa sheegay in guushii ka dhalatay iskaashiga ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa iyo keentay in Militeri ahaan laga awood roonaado xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jowhar Oo Ku Howlan Daminta Xiisad Ka Jirta Degmadaasi Maamulka degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay iney ku howlan yihiin daminta xiisad maalmahan dambe ka jirtay xaafadda Kulmis ee magaaladaasi, kadib dilal halkaasi ka dhacay. Guddoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska B/weyne Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaaladaasi, kaasi oo geystey khasaare badan oo soo gaaray dad shacab…