1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlagllo Ka Sameeyey magaalada B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo amniga lagu sugayey waxay maanta ka sameeyeen xaafadda Kooshin ee magaalada B/weyne. Ciidamadan oo isugu jira Booliis iyo Milatari ayaa la sheegay iney ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Gaalkacyo Ee Puntland Oo Ka Digey In Dib Loo Fasaxo Gaadiidka Ka Taga Gobollada Koonfureed Banaanbax ballaaran oo ay isugu soo baxeen shacab badan ayaa maanta ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Dadka dibadbaxa dhigayey ayaa taageeray go’aan madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddomiyaha Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaarey Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta gaaray guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi xildhibaanno ah oo uu hoggaaminayey. Gudoomiye Jawaari iyo wafdigiisa ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Weerar Ka Geystay Magaalada Gaarisa Ee Gobolka Waqooyi Bari Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta geystay ay ku qaadeen saldhig ay ciidanka booliiska Kenya ku leeyihiin deegaanka Hamey oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Doon Sidday Tahriibayaal Oo Ku Degtay Badda Masar Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa doon siday 600 oo qof, kuwaasi oo tahriibayaal ahaa, islamarkaana ku degtay Badda Masar. Doonidan waxay ku degtay xeebta Magaalada Dekadda ah ee of…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Soo Gaarey Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo muddo Afar sano ah dalka ka maqnaa. Mas’uuliyiin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dilal La Xiriira Aano Qabiil Oo Ka Dhacay Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil ay dabley hubeysan gobolka Galgaduud ugu geysteen Labo nin oo saarnaa gaari shacab ah, kaasi oo ka ambabaxay deegmada Caabudwaaq ee gobolkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:War Dabageed “Xildhibaan Aan Lagu Soo Dooran Hiiraan Wakiil Noogama Noqon Doono Dowladda Dhexe” Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa sheegay in xiildhibaan aan lagu dooran gobolkaasi aanu matali doonin gobolka Hiiraan, islamarkaana wakiil uga noqoneyn dowladda dhexe ee dalka. Dabageed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Galgaduud Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay ka soconayaan howlgallo ballaaran oo ay wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya. Ciidamadan ayaa saakay ku baxay…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sharci Darro Ku Tilmaamy Taargo Cusub Oo Dhowaan Maamulku Sameeyay Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil oo ka mid ah mudanayaasha baarlaamaanka Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay Taargo cusub oo dhowaan maamulka sameeyay. Wuxuu sheegay Xildhibaanka in hadda Taargadan aysan sharci…