1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Qardho Ee Gobolka Bari Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa la filayaa in maanta safar uu ku aado magaalada Qardho ee gobolka Bari. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi ayaa xaqiijiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Ingiriiska Oo Sheegtay In Ay Kordhin Doonto Ciidankeeda Ka Jooga Soomaaliya Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku kordhin doonaan ciidankeeda ka jooga Soomaaliya si loo xoojiyo dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Theresa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Oo Loo Xaqiijiyey Iney Heli Doonaan Qoonadada Ay Ku Leeyihiin Dowladda Soo Socota Nafisa Geedi oo ka mid ah guddiga federaalka ee Hirgelinta doorashooyinka ayaa sheegtay in si iloo xaqiijiyo qoonadada haweenka ee 30% uu banaanaan doonaan kuraasta haweenka loogu talo galay haddii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Gaarey Magaalada Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, xubno ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ee Puntland Oo Xukuntay 54 Qof Oo Ka Tirsan Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukunno kala duwan waxa ay ku riddey 54 qof oo ka mid ahaa dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo gacanta ugu jirey Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Soo Dhowesay Heshiis Ku Saabsan Tayeenta Waxbarashada Oo Ay La Gashey Dowladda Federaalka Maamulka Galmudug ayaa soo dhoweeyay heshiis ku saabsan tayeenta waxbarashada oo ay la saxiixdeen wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda waxbarashada Galmudug Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Golaha Deegaanka Degmada Burtinle Ee Gobolka Nugaal Wararka ka imaanaya degamada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in xilligaan khilaaf uu soo kala dhexgalay golaha deegaanka degmadaasi. Khilaafkan ayaa yimid kadib markii ay dhowaan wasaaradda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Lagala Baxay Guryahooda, Deegaanka Muuri Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in guryahooda lagala baxay 7 qof oo shacab ah maalin un kadib markii halkaasi qarax lagula eegtay ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Maanta Ka Hor Hadli Doonta Maxkamadda ICJ Maanta oo Talaado ayaa lagu wadaa in qareennada u doodaya Soomaaliya ay ka hor hadlaan maxkamadda ICJ oo shalay ka bilaabatey dhageysiga dacwadda ku aadan muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Oo Qoraal Kasoo Saartay Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal kasoo saartay arrinta la xiriirta dacwad badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. War-saxaafadeedka ayaa sidan u qoran:- Todabaadkaan oo billaabanaya 19-ka September…