1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Biyo La’aan Uga Barakacay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Maamulka deegaanka Lambar 50 ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in qoysas badan oo halkaasi ku dhaqanaa ay biyo la’aan darteed u barakaceen. Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada deegaankaasi Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Taageeray In Gobolka Hiiraan Loo Dhiso Maamul Goboleed Gaar Ah Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa taageeray in gobolka Hiiraan loo sameeyo maamul goboleed u gaar ah, kaasi oo dhowaan la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Dilay Magaalada B/weyne Ee Gobolka Hiiraan Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen nin ganacsade ah, iyaga oo sidoo kale dhaawacay wiil uu dhalay ganacsadahaasi. Wararka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Mar Kale Ku Baaqay In La Dhowro Nidaamka Iyo Habraaca Doorashada 2016-ka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku baaqay in la dhowro nidaamka doorashada 2016 ee la filayo in dhowaan ay dalka ka dhacdo, gaar ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Diinsoor Oo Sheegay In Ay Howlgal Ku Qabteen Rag Ka Tirsan Al-shabaab Guddoomiyaha degmada Diinsor ee gobolka Baay Ibraahim Shigshigow oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka warbixiyey xaaladda degmadaasi iyo sidoo kale howlgallo ay ciidanka Koonfur Galbeed ka sameeyeen degmada Diinsoor.…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Ee Puntland Oo Farriin u Diray Waxgaradka Ku Howlan Soo Xulista Xildhibaannada Maanta waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal saxaafadda kula hadlay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland, iyaga oo ka hadlay arrimo ku aadan doorashooyinka xildhibaannada aqalka hoose. Faadumo Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: Cidna Uma Ogolin Taako Ka Mid Ah Dhulka Soomaaliyeed Kumanaan qof oo banaanbaxayaal ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo muujinayey sida ay ku diidan yihiin hamiga Kenya ee sheegashada Badda. Dadkan oo socod kusoo maray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka laga helayo nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxa ayaa la sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Hammiga Kenya Ee Badda Soomaaliya Oo Ka Socda Muqdisho (Sawirro) Goor dhow waxaa magaalada Muqdisho ka billowday dibadbax ballaaran oo ay dhigayaan Kumanaan shacab ah, waxaana dibadbaxani loogaa soo horjeedaa hamiga Kenya kasoo galay Badda Soomaaliya. Dibadbaxan waxaa soo abaabulay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mandhera Oo Sheegay In Ay Adkeeyeen Amniga Kadib Cabsi Kaga Timid Al-shabaab Maamulka magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegay in ay aad u adkeeyeen amniga guud ee magaaladaasi, kadib markii ay casbi uga timid dhanka Xarakada Al-shabaab. Guddoomiyaha degmadaasi Fredrick…