Puntland Oo Sheegtay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Magaalada Gaalkacyo Sheeko:Dalka Maamulka maagaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay in isbedal amni buuxa uu ka jiro magaaladaasi, wixii ka dambeeyay markii deegaannada Puntland loo diidey iney ka gudbaan gaadiidka ka taga gobollada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Burburin Ah Ka Sameeyey Baardheer, Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay holwgllo burburin ah ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ciidaman oo watey gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadeynta Soomaali Ku Xiran India Oo Dib u Dhacday Labo Todobaad Safaaradda Soomaaliya ee India ayaa xaqiijisay in muddo Labo todobaad ah ay dib u dhacday maxkamadeynta muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalka India, kuwaasi oo tiro ahaan gaaraya 119 ruux.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Baaritaan Dhab Ah Ku Sameynaya Duqeyntii Mudug Dowladda Maraykanka ayaa mar kale ka hadashay duqeyn ay ciidankeeda ka geysteen deegaanka Jeexdin ee gobolka Mudug, halkaasi oo ay ku dileen askar ka tirsan ciidanka maamulka Galmudug State. Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afeey Oo Loo Magacaabay Wakiilka QM u Qaabilsan Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Kenya War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Maxamed Cabdi Afey loo magacaabay wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsanaan doona arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha qaxooti ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhow Isgoyska Xaawo Taako oo kaaabiga ku haya Tiyaaatarka Qaranka. Warar kala duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid “Waan Ka Xunnahay In Maraykanka Ku Adkeysanayo Weli Shabaaab Baan Dilnay” Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda Maraykanka ay weli ku adkeysato in ciidankii Galmudug ee ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanduuqa Fursad Fund Oo Shaqo Abuur u Sameeyay 20 Haween Ah (Sawirro) Sanduuqa Fursad Fund oo ah sanduuq loogu talogalay in shaqo abuur loogu sameeyo bulshada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horreysay horgeliyey mashruuca Kaamilo, kaasi oo shaqooyin loogu abuuray Haweenka Soomaaliyeed. 20…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Wasiirkii Labaad Oo Isku Casilay Todobaad Gudahiis Wararka ka imaaanaya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa ku waramaya inuu is casilay wasiiru dowlihii madaxtooyada iyo xiriirka caalamig ah ee maamulkaasi Maxamed Cabaas Macallin Cumar. Mas’uulkan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fulinayo Degmada Baardheere (Sawirro) Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa uu dhagax dhigey ilaa Afar mashruuc oo la billaabay in laga hirgeliyo degmadaasi, waxaana xafladdii lagu soo bandhigayey Mashaariicdaan kasoo qeyb galay…