Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Go’aankii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Arrimaha Doorashooyinka Sheeko:Dalka Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay go’aankii dhowaan madasha wadatashiga qaran ay ka gaareen doorashooyinka dalka, iyo iney dib u caddeeyeen in marnaba aan dib looga dhigi doonin doorashada waqtigeeda. War-saxaafadeed… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Rajo Ka Muujiyey In Soomaaliya Ku Guuleysato Dacwadda Badda Ee Kenya Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa gaaray magaalada Huge ee dalka Holland, halkaasi oo maalinta berri ah ay ka furmi doonto dacwadda badda ee ka dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Xeer…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Kormeeray Wasaaradaha Puntland Iyo Goobo Kale Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeer aan la sii shaacin ku tagey dhammaan xarumaha wasaaradaha Puntland, kaasi oo uu ugu kuurgalayey sida ay u socoto shaqooyinka wasaaradahaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Goobaale Oo Ku Dhintay Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Albaabka hore ee xerada guul wadayaasha, kuna dhow xarunta wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho, kaasi oo lala eegtay gaari uu saarnaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab u Raran WFP Oo Ku Cilladoobay Degmada Xaafuun, Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Xaafuun ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in meel u dhow xeebta degmadaasi ku cilladoobay markab raashiin ah oo u raran hay’adda cunnada adduunka ee WFP.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Sagootiyey Xubno La Socon Doona Dhageysiga Dacwadda Badda Ee Soomaaliya Iyo Kenya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kulan sagootin ah la qaatey guddi korjoogto ah oo tagi doona maxkamadda caalamiga ee cadaaladda ICJ halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Mamnuucday Beerista Maandooriyaha Tubaakada Maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray dad la sheegay in waxyaabaha maanka dooriya gaar ahaan Tubaakada ay ku beeraan degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasiirka amniga maamulkaasi C/rashiid Janan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War UNHCR Oo Iska Fogeysay Eedeyn Uga Timid Human Rights Watch Hay’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa iska fogeysay eedeeymo ay soo jeedisay hay’adda saldhigeedu yahay dalka Mareykanka ee xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch, waxayna UNHCR sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwadda Badda Soomaaliya Iyo Kenya Oo Berri Ka Furmeysa Huge Maalinta berri ah waxaa magaalada Huge ee dalka Hollan lagu wadaa iney si rasmi ah uga furanto dacwadda la xiriirta dhanka Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Ururka Daacish Oo Lagu Xukumay Baydhabo Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ee gobolka Baay ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukun ku riddey 4 ruux oo la sheegay inay ka tirsanyihiin ururka Daacish. Xukunkan ayaa…