1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Soomaali Ay Ku Jiraan Oo Lagu Xiray Dalka Liibiya Warbaahinta dalka Liibiya ayaa maanta oo Jimco ah waxay baahiyeen in ciidamada dalkaasi ay qabteen Kumanaan Tahriibayaal ah oo Soomaaaliya ay ku jiraan, kuwaa oo doonayey in dalka Talyaaniga u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Iska Fogeysay Eedeyn Uga Timid Human Rights Watch Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay eedeyn dhowaan uga timid hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch, taaasi oo ku saabsan in Kenya ay ku guuldarreysatay in qaxootiga Soomaaliyeed ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanka Moqokori Oo Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Faarujiyeen Gelinkii hore ee shalay waxaa deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan isaga baxay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee halkaasi ku sugnaa. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Sheegay In Guul Uu Ku Dhammaaday Shirkii Madasha Ee Ka Dhacay Muqdisho Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirkii Madasha ee kusoo gebogeboobay magaalada Muqdisho looga hadlay arrimo badan islamarkaana uu kusoo dhammaaday shirkaasi guul iyo is faham.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Degmadaasi Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen ciidamada ammaanka degmadaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Guddoomiye ku xigeenka dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Dib u Furay Shirka Jowhar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib u furay shirka Jowhar ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Waxaa magaalada Jowhar tagey maanta madaxweynaha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Qaadka Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Shacab badan ayaa maanta dibadbax ay ku diidan yihiin Qaadka waxa ay ka dhigeen magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada Wadnaha iyo Waddooyinka gala Suuqa weyn ee Bakaaraha. Waxay dadkani ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Dadban: Xarumaha Doorashooyinka Ka Dhacayaan Waxaa Joogi Doona Kormeerayaal Guddiga doorashooyinka dadban ee 2016 ayaa sheegay in dhammaan meelaha ay ka dhici doonaan doorashooyinka ay joogi doonaan Kormeerayaal caalami ah iyo kuwo Soomaaaliyeed oo ka imaanaya Bulshada rayidka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Jowhar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ka kooban Labada gole ee dowladda ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabellaha Dhexe, Odayaal dhaqameed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyey Deegaanka Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ay faarujiyeen deegaanka Moqokori ee gobolkaasi. Aroortii hore ee saakay ayaa laga war helay ciidankaan…