1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qarax Ay Dad Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Kismaayo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo gabaldhacii shalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay. Gaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch Oo Eedeysay UNHCR Iyo Dowladda Kenya Hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dowladda Kenya iyo hay’adda UNHCR ay ku guuldareysteen in qaxootiga Soomaaliyeed ee dib uga laabanaye Kenya waafajiyaan hanaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Bam Lagu Weeraray Mas’uul Ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere Bam gacmeed ayaa habeenkii xalay ahaa lagu weeraray hoyga uu degmada Baardheere ka deggan yahay guddoomiyaha maxkamadda degmada degmadaasi, kaa oo khasaare geystay. Labo dhallinyaro ah ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Laga Soo Dejiyey Dekadda Boosaas Ciidamada Puntland ayaa ku guuleystay iney gacanta ku dhigaan hub la sheegay in laga soo dejiyey dekadda Boosaaso ee gobolka Bari. Hubkan oo ahaa Lix Bistoolad iyo rasaas ayaa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Guddiyada Ku Howlan Arrimaha Doorashooyinka Aaney Shaqo Ku Laheyn Siyaasadda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in guddiyada doorashada, iyo xallinta khilaafyada aanay wax shaqo ah ku lahayn siyaasadda, isaga oo sheegay in guddiyadaasi si hufan u…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Madasha Wey Jireysaa Illaa Meel La Gaarsiiyo Howlaha Ay Xilkooda Qaaddey” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo soo xiray shirkii madasha Wadatashiga qaran ayaa ka hadley arrimo dhowr ah oo ku saabsan doorashooyinka dalka. Ugu horreyn madaxweyne Xasan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta War-murtiyeed Laga Soo Saaray (Sawirro) Maanta ayaa magaalada Muqdisho waxaa lagu soo xiray shirkii madasha Wadatashiga Qaran ee dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho, kaasi oo laga soo saarey War-murtiyeed. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan Magaalada Jowhar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in uu gaaro magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo ay taallo gogosha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xirneyd Xabsiyada Masar Oo Lasii Daayey Dowladda Masar ayaa xabsiyo ku yaalla dalkeeda waxay kasoo deysay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaa oo lagu qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada ammaanka. Wararka waxay sheegayaan in dadka la daayey ay gaarayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Furtay Waddooyinkii Xirnaa Ee Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dib u furtay dhammaan waddooyinkii xirnaa ee magaalada Muqdisho, in ka badan 5 maalin oo ay xirnaayeen. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo ogolaaday iney isticmaalaan…