1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Qaad Ka Keentay Kenya Oo Soo Gaartay Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaarad la sidda Qaad, taasi oo ka timid dalka Kenya. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxda IGAD Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirka madaxda wadamada ku bahoobay IGAD, kaasi oo looga hadlayo arrimo dhowr ah oo gobolka ku saabsan. Madaxweynaha dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Uganda Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaarad sidda madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni iyo wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaraddii Sidday Madaxweynaha Jabuuti Oo Soo Cago Dhigan Weysay Garoonka Aadan Cadde Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay soo cago dhigan weysay diyaaraddii sidday madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Wararku waxay tilmaamayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta kusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Kenyatta ayaa u yimid magaalada Muqdisho ka qeybgalka shirka madaxda dalalka IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawirro) Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidday Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro Ka Tirsan IGAD Oo Soo Gaaray Muqdisho Wasiiro ka tirsan urur goboleedka IGAD ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho oo maanta lagu qabanayo shir madaxeedka dalalka ku bahoobay ururka IGAD. Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Kenya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qodob Oo Diiradda Lagu Saari Doono Shir Madaxeedka IGAD Ee Ka Furmaya Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir madaxeedka dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Shirkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Sax Ma Ahan In Qof Doonaya Inuu Qabto Xilka Ugu Sareeya Dalka Inuu Jagadaasi Ku Raadiyo Aflagaado” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo in dhowaan dalka ay ka dhacaan, isaga oo sheegay in caalamka uu eegayo biseyl siyaasadeedka la gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aad ah u adkeysay amniga guud ee magaalada Muqdisho, maadaama maanta magaalada uu ka furmayo shir madaxeedka IGAD. Magaalada oo dhan waxaa lagu soo…